Author: Web Master

Isbedello dhinaca nolosha ah ayaa ku yimid in badan oo ka mid ah qoysaska sannadkan barakaca ku tegay degaanka Ceel Jaalle ee duleedka Baledweyn. Isbedelladan oo ah in qaarkood sameeyeen horumar dhinaca nolosha ah waxaa ugu wacan barakacayaasha oo ka faa’iidaystay fursado ganacsi iyo hal abuuro ay ka miro-dhaliyeen, si ay isaga filnaandaan ku tiirsanaanta hay’adaha gargaarka ee taageera barakacayaasha. Deegaankan Ceel Jaalle waxaa ku nool qoysaska intooda badan kasoo barakacay Fatahaadda Wabiga uu ka sameeyey Magaalada Baledweyn. Farxiya Cali Cabdi oo kamida Haweenka Ganacsiga ka sameeyay deeganka ayaa sheegtay in hirgalinta Maqaayad lagu iibiyo Cunto bisil iyo Dukaan raashin…

Read More

MOGADISHU, Somalia 06 October 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the gun threat, harassment and arbitrary detention by Somali police against journalists on Friday 2 October 2020 in Baidoa and on Monday 5 October 2020 in Mogadishu respectively. On Friday, South West State police detained freelance cameraman, Yusuf Mohamed Adan, who reports for Five Somali TV and Arlaadi News website, while covering a clan protest in Baidoa, according to Yusuf himself and colleagues. He was held at the Baidoa police station until Sunday 4 October, when he was freed without charge. On Monday,…

Read More

Goobaha lagu sameeyo Sokeeye Ice Cream-yada ee ku yaalla Muqdisho oo laga helo noocayada cabbitaannada iyo jalaatada ayaa ganacsigooda laga dareemayaa soo kabasho, kadib saamayn uu ku yeeshay cudurka COVID-19-ka. Inta badan cabbitaannada iyo jallaatada ay sameeyaan waxaa ka iibsan jiray ganacsato yar yar oo geyn jiray goobaha waxbarashada, kuwaasoo la fasaxay bishi Maarso ee sanadkan oo ahayd markii u horraysay ee lagu arkay dalka cudurka safmarka ah. Fardowsa Maxamed Cali oo kamida dadka Goobaha lagu sameeyo barafka kasoo qaadata kedibna ubedela Jallaatada laga sameeyo cabitaanada iyadoo habeenki diyarineysa si ay subaxdi ugu qaado iskuulka oo ah meesha ay ku…

Read More

Haweenka Soomaaliyeed ayaa la kulma dhibaatooyin ay kamid yihiin Kufsiga, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen Qeybo kamida dalka dhowr kiis. Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa si weyn uga dhiidhiyey tacadiyada ay la kulmaan Haweenka. Hadaba maxay tahay Kaalinta culimada ee qeyb ka noqoshada, yareynta Tacadiyada ay la kulmaan Haweenka Soomaaliyeed? Su’aashaas iyo kuwa kale waxaa uu Axmed Tifow Xasan weydiiyey Sh.CabdiXayi Sh Aadan oo kamida Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan. Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysi:

Read More

Labo bil ka hor Kaamamka ku mideysan Daaroow oo ay ku nool yihiin in ka badan 400 qoysas barakacayaal ah oo ku yaalla dagmada Kaxda waxay uga dhigneyd maalin farxadeed kaddib markii koox dhallinyaro wax ka barata Jaamacadaha Magaalada Muqdisho ay si mutadawacnimo ah isugu xil qaameen wax barista carruurta ay dhaleen dadkaasi danta yar. Sideed dhallinyaro ayaa Khamiista iyo Jimcaha wax u dhiga arday da’ahaan kala duwan oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo qiyaas ahaan gaaraya 200. Qadro Maxamed waa 10 sanno jir waxay ka mid tahay ardayda fursadda u helay in ay wax bartaan iyada iyo walaalkeed…

Read More

Mogadishu – Somalia 30 September 2020: The Somali Media Association (SOMA) has finalized 14 days long effort relating with media coverage on coronavirus pandemic in Somalia that have been in progress from September 12-26, 2020. The Somali Media Association (SOMA) media members have broadcasted UNDP supported awareness programs on Covid -19 passed through the office of the Prime Minister (OPM). The main video recorded and radio message contents of the Awareness on Covid-19 transmitted and broadcasted three times per day during the fourteen days of the implementation period mainly focused on highlighting what is Coronavirus, its symptoms, and how…

Read More

OGADISHU, Somalia, 28 September 2020 – On the International Day for Universal Access to Information (IDUAI), Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) bemoan and strongly reject President Mohamed Abdullahi Farmaajo’s comments on Saturday night 26 September, when he linked journalists critical to his administration to al-Shabaab and blamed them for lack of knowledge without providing any single evidence. In addition to the generalized ongoing violence against journalists, authorities in Somalia have often invoked alleged national security concerns and the fight against Al-Shabaab as a b asis to attack journalists, shut down media houses, restrict the right to…

Read More

Arday badan ayaan haysan Waxbarasho xilligaan maadaama ay saameyn xooggan ku yeelatay Fatahaaddii dhawaan ku dhufatay Baledweyn. Iskuulada qaar ayaa u xirmay Fatahaadda, sidoo kalana waxaa jira kuwa kale oo ay ardaydiisu barxadda ku qaata casharada. Wariyaheena Shukri Baryare Maxamuud, oo joogta Baledweyn ayaa ka wareysatay Sacdiyo Xaaji Cilmi, oo ah Kormeeraha Waxbarashada Gobolka.

Read More

In kabadan 50 Qof oo iskugu jirta dan yar ku nool gudaha Magaalada Baydhabo iyo kaamamka Barakacaaysha iyo qaar ka yimid Degmooyinka iyo Tuulooyinka ka tirsan Gobolka Bay ayaa ka faaideystay Howlo indho fiiqis ah uu fuliyey Isbitaalka Daryeel ee Baydhabo. Mashruucaan waxaa ka faa’iidey haween, caruur, iyo dad waa weyn, oo qaarkood in muddo ah aan il ama labada il waxba ka arag. Qaliinka Indho fiiqista ayaa ahaa mid lacag la’aan ah oo si mutadawacnimo u fulinayey Dr C/llaahi Kooshin oo ka tirsan Dhaqaatiirta Indhaha ee Dalka. Dad ka badan Boqol qof ayuu qorshaha ahaa, in qalliinkaan loo sameeyo,…

Read More

Haween badan ayaa dusha u ritay in si maalinle ah, ay masruufka qoyska usoo dhiciyaan, iyagoo u mara dhibaatooyin kala duwan, oo qaarkood saameyn fog ku yeelan karta. Haweenkan badankood, waa kuwa danyar ah oo ku nool qaar kamida Xerooyinka Barakacayaasha Muqdisho, kuwaa  suuqyada Magaalada u xamaali taga. Faadumo Cali Cabdi waxa ay maalin walba aadaa shaqo muruqmaalnimo, si ay maalintaas usoo keento quutka caruurteeda. Waxa ay noo sheegtay in Suuqa Bakaaraha ka qabato howl ah, in dadka iibsada alaabaha culus, ay u qaado si ay ugu dhaweyso gaari ama Mootooyinka. Faadumo oo haysta shan caruur ah kana soo barakacday…

Read More