Author: Web Master

Magaalada Guriceel ee Galgaduud waxaa 11 bishii Sideedaad ee sanadkan, laga furay suuq weyn oo loogu talagalay in lagu iibiyo Xoolaha, gaar ahaan Ariga iyo Lo’da oo aan horay Magaalada uga jirin. Markii hore dadku waxa ay xoolaha ku iibin jireen Meel biyo dageen ah, oo markii uu roob da’o ay adkeyd in lagu sii shaqeeyo. Waa darbi wareeg ah, oo ay ku dhex dhisan yihiin Xaafiisyo lagu qaado canshuuraha, meelo lagu keydiyo Dalaga la siiyo xoolaha, meelo lagu baaro Caafimadka xoolaha la iibinayo sidoo kale waxa uu leeyahy Waastooyin ay xooluhu biyaha ka cabaan, iyo macjarkii xoolaha laga rari…

Read More

Marka ruuxu qaan-gaaro waxaa maankiisa ka guuxa waxyaabo badan oo ay ka mid tahay yagleelidda guri iyo ka fikirka ruuxa ku haboon noloshiisa. Waa go’aan u baahan taxadar dheeraad ah marka ruuxu gaaraayo go’aan noloshiisa saameyn ku leh, guurkune waxa uu u baahanyahay ka fiirsi iyo inaad si qoto dheer u ogaato ruuxa ku haboon Noloshaada. Waxaa jirta kala duwanaan ay dhallinyaradu ka qabaan aragti ahaan guurka xiliga ay shaqo la’aanta yihiin. Cabduqadir Mustaf aqal galkiisa waxaa ka soo wareegatay sideed bilood waxa uu la aqal galay Xaaskiisa Muna Cismaan isaga oo shaqo la’aan ah. Mudnaan gaar ah uma kala…

Read More

Culimada ayaa door muhiim ah kaga jirta xilli kasta, kahor taga sameynta ficilada aan wanaagsaneen ee kahor imaanaya Diinta dhaqanka Suuban. Iyaga oo wacyigalinno u sameeya bulshada ay ku dhex nool yihiin. Hadaba waa maxay Doorka Culimada Soomaaliyeed ee ka hortaga xumanta. Cabdixafiid Nuur Maxamuud oo ka tirsan Star FM Somalia ayaa ka wareystay Sheikh Cabdixayi Sh Aadan oo kamida Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan. Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga.

Read More

MOGADISHU, Somalia, 28 August 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) on Thursday joined journalists, editors, media directors and civil society representatives to protest against the amended draconian media law, which has been introduced this week, following the signature of the Somali President. During the protest event held in Mogadishu on 27 August, 2020, journalists and media directors expressed grave concern by the very egregious provisions in the law. Several editors and journalists have also said that they feared for their safety since Wednesday, after the President’s Director of Communication made a threatening speech against…

Read More

Qoysaska ku nool Jiinka wabiga ee Magaalada Baledweyne egobolka Hiiraana ayaa xilligaan muujinaya walwal ku aadan, in wabiga uu sameeyo Fatahaad, maadaama la galayo xilli roobaadka Dayrta. Waxaa jira qoysas ka barakacay guryihii ay ka dagenaayeen Magaalada oo ay biyuhu soo galeen, inkastoo ay wali jiraan qoysas ku harsan xaafadaha laga barakacay ee Baledweyn. Labadii sano ee ugu danbeeysay waxaa dhacday saddex fatahaad oo is xig-xigay, iyadoo ay barbar socdeen dadaallo xooggan oo ku aadan xakameynta fatahaada. Qoysaska barakacay ayaa tiro ahaan yar, waxaana ay ku noolaayeen Xaafadda Dhagax jabis ee Magaaladan Baledweyn. Mahad Xuseen Axmed waxaa uu ka mid…

Read More

Deegaanada Maamulka KGS waxaa kusoo badanaya xadgudubyada la xiriira Galmada, iyadoo ay dhowr kiis dhaceen. waxaa ugu dambeeyey Faraxumeyntii loo geystay Laba wiil oo da’yar ahaa kuwaa oo midkood uu geeriyooday dhaawac soo gaaray mid kalana uu ku jiro xaalad garaab ah. Maamulku ayaa toogasho ku filiyey rag ay sheegeen in ay ka dambeeyeen falkii dhacay, balse waxaa jira falal nuuc oo kale ah, oo loo geystay haween, oo aan lasoo taagin sharciga dadkii ka dambeeyey. Hadaba Door nuucee ah ayey ku lahaayeen Ururka Haweenka Baydhaba in sharciga la marsiiyo dadkii ka dambeeyey Tacadiyadii ka dhacay Magaalada. Shukri Ismaaciil Axmed…

Read More

Isticmaalka daawo aan dhakhtar kuu soo qorin, waa waxa ugu badan ee ay dhakhaatiirta Soomaaliyeed kaga digaan bukaanada. Balse waxaa jira dad isticmaala Daawooyin uusan Dhakhtar usoo qorin, iyaga oo ka doonanaya Farmashiga. Nuuca ugu badan ee daawadu dadka ay si iskood ah u isticmaalaan waxaa kamida Xanuun baabi’iyaha iyo kuwa kale ee Qalajiyaha. Bukanada ayaa dalabkooda Sharoobo ama Kaniini iskooda u doorta halka kuwa kalana ay ugu warbixiyaan xanuunada haaya qofka farmashiyaha joogo si loo siiyo dawada uu ku bogsoon karo asigoo aanan marin baaris caafimaad. Si isku mid ah ayey Ragga iyo Dumarka uga iibsadaan Daawooyinka goobaha farmashiyayaasha…

Read More

MOGADISHU, Somalia, 26 August 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) ad the Somali Media Association (SOMA) strongly protest against the oppressive and draconian Media Law (amendment) which was signed into law by President Mohamed Abdullahi Farmajo this week and followed by an announcement to officiate its enactment by the Ministry of Information on Wednesday 26 August and warn that the amended media law will have chilling effect on both the Somali Media houses and the journalists. The amended version of the media law remains the same as the previous media law, which was signed into law in 2016, and…

Read More

Qorshaynta ama nidaaminta waqtigu waa habka ama wadada u fududeysa qofka in uu waqtiga uu haysto uga faa’iidaysto si uu u gaaro ahdaafta uu higsanaayo. Maaraynta Waqtiga waa hanaan aasaasi ah oo u baahan, la qabsasho, tababar, xirfad, iyo qaab shaqo oo isku xiran kuguna caawinaaya inaad qiimo badan siiso kor u qaadista tayada waqtiga noloshaada. Muhiimada inaad waqtigaaga qaabaysaa micnaheedu maaha wax-qabad badan oo aad samayso, maxaa yeelay waxaa taas ka mudan inaad ku hawlan tahay tacab miro-dhal leh; in dadaaal kaagu ku wajahan yahay dhabbada saxada ah. Dad badan caqabado kala duwan ayay kala kulmaan maareyn la’aanta waqtigooda,…

Read More

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa in ay ka yihiin bulshada in ka badan %70, iyada oo aan inta badan helin, fursado la xiriira hogaaminta. Dhallinyaradu waxa ay ku hammi weyn yihiin, wax ka badelka xaaladda dalka ku sugan yahay. Waxa ay sheegeen in kaliya aan afka laga dhihin waxaad tihiin madaxda berry, ee ay u baahan yihiin in la tuso, si ay ula mid awoodaha caalamku uu ku faano. Hadaba Aragti wadaag ku saabsan Kaalinta Dhallinyaradu ka qaadan karaan, Horumarka Dowladnimada. Waxaa nagala qeyb galay Cabdiwahaab Bilaal Axmed oo ah Gudoomiyaha Dhallinyarada Jubaland, iyo CabdiKaafi Maxamuud Makaraan oo ah Gudoomiyaha…

Read More