Inta badan waalidiinta dhib uma arkaan in ay carruurta ku soo toosiyaan kuna jiifiyaan daawashada shaashadaha Mobile-ka, ama TV-yada, iyagoo iskaga aamusinaya, ama cunno ku siinaya, iyada oo dhici karta in guriga nadaafaddiisa ay ku ilaashanaya.
laakiin ma is weydiiyaan dhibka dhaw iyo midka fog ay carruurtu ka dhaxli karaan arintaan? su’aashaan iyo kuwo kale oo la xariira waxa uu Maxamed Qadar Cabdi oo ka tirsan Radio Himilo, hordhigay Cabdiweli Maxamed Cali oo bartay Caafimaadka dadweynaha.
Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga:
1. Wareysi-Maxamed-Qadar-Saameynta-carruurtu-ka-dhaxlaan-daawashada-Shaashadaha-Moobilka-iyo-TV-ga