Isbadal ayaa ku yimid hab nololeedka dadka ku nool miyiga Gobolka Shabeellaha hoose, shantii sano ee lasoo dhaafay kadib markii ay heleen gaadiid qiimo yar oo fududueeya howlaha dadka ku nool miyiga ee ka adeegta magaalooyinka.Badankood reer miyigu hadda waxay gaadiid ahaan u isticmaalaan…
Read More...Browsing Category
SOMA PROGRAM SHARING
BAYDHABA: Boqolaal qoys oo xaalad musqul yari ah ku haysata xerooyinka dadka soo…
Dad kabadan Sagaal boqol oo qoys oo ku nool xeryaha barakaca ee Baasmille, Berdhimbili, Billan, Goof-yerow, Iyo…
Muqdisho: 40 Haweenka leh xirfadda Umuliso dhaqameedka oo helay wacyigalin &…
In kabadan Afartan Dumar ah oo ku shaqeysta xirfadda Umuliso dhaqameedka kana kala yimid degmooyinka &…
MUQDISHO: Gabdho magaalada u yimid si ay u caawiyaan qoyskooda oo abaarta…
In kabadan Labaatan Gabdhood oo ka kala yimid gobollada Bay, Bakool, Mudug, & Gedo oo ay si daran u saamesay…
BELEDWEYN: Beeraleyda ka cabanaya hoos u dhac ku yimid wax soo-saarkooda
Dalagyada dhul beereed ku fadhiyey in kabadan 330 baac, oo ku yaalla Magaalada Beledweyne iyo tuulooyin hoostaga…
SH/HOOSE: Beeraley dhowr mar khasaaray oo helay Tababarro & suuq-geyn
Dadka beeraleyda ah ee ku nool Degmada Wanlaweyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose qaarkood ayaa ka badbaaday…
KISMAAYO: Dadkii ay abaarta ceryteysay oo nolol xumo wajahaya
Boqolaal qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanada maamulka Jubbaland ayaa ayaa hoy la’aan waxbarasho…
DHAGEYSO: Dhallinyaro ku guuleystay inay ka hortagaan Kiisas gudniinka gabdhaha…
Qiyaastii 200 oo milyan oo isugu jira gabdho iyo haween ku nool caalamka ayaa maray nooc ka mid ah gudniinka, sida…
MUQDISHO: Kirada Qaaliga ah ee Guryaha oo sababtay in Qoysaska danta yar u guuraan…
Qoyaska danta yar ee kunool muqdisha ayaa ah kuwa wajaha xilligaan caqabado ku aadan qaaliyowga guryaha kirada ah…
GAALKACYO: Walaac laga muujinaayo in la waayey meel la jiifiyo dadka ay hayso…
1,300 oo qof oo u badan carruur ay da’doodu u dhaxeyso 4 illaa 14 jir ayaa tan iyo bishii July ee sanadkii 2021 la…