• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

DHAGEYSO: Dhallinyaro ku guuleystay inay ka hortagaan Kiisas gudniinka gabdhaha ah, kaddib wacyigalin ay sameeyeen

Last updated Feb 9, 2022
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Qiyaastii 200 oo milyan oo isugu jira gabdho iyo haween ku nool caalamka ayaa maray nooc ka mid ah gudniinka, sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay. Gudniinka ayaa sababi kara dhibaatooyin dhinaca jirka iyo maskaxdaba ah, kuwaasoo saameyn ku yeelan kara aayaha dambe ee haweeneyda.

QM ayaa dalbaneysaa in la joojiyo gudniinka, waxayna u asteysay maalinta dhammaadka dulqaadka gudniinka gabdhaha, oo ku beegan 6-da bisha Februay, iyadoo dalkeena uu kamid yahay wadamada uu gudniinka sida xooggan uga jiro.

Drs Naciima Maxamed Cabdulle oo hormuud u ah dhallinyaro iskood isu abaabulay ayaa Muqdisho iyo duleedkeeda ka wada in ay dadka ka wacyigaliyaan gudniinka gabdhaha iyagoo ku guuleysatay in ay joojiyaan kiisas la xiriira gudniinka kaddib markii ay fahamsiiyeen dhibaatadiisa waalidiinta dhalay.

Drs Naciima ayaan marka hore weydiiyey waxa uu yahay gudniinka gabdhaha & sababta loo sameeyo?

Halkaan ka dhageyso wareysiga Drs-da

      1. Wareysiga Drs Naciima iyo Gudniinka Gabdhaha - Wareysiga Drs Naciima iyo Gudniinka Gabdhaha

 

Share

Prev Post

MUQDISHO: Kirada Qaaliga ah ee Guryaha oo sababtay in Qoysaska danta yar u guuraan duleedka Magaalada

Next Post

KISMAAYO: Dadkii ay abaarta ceryteysay oo nolol xumo wajahaya

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.