Lixdan haween danyar ah oo la kulmay dhibaatooyin xadgudub iyo tacatiyo jinsi ah ayaa hada helay tababar, daawayn, shaqo abuur, iyo xirfado kala duwan oo ay barteen kuwaas oo hadda nolol maalmeedka qoyskooda kasoo dhacsada waxyaabihii ay barteen intii ay qaadanayeen tababarka ay siisay Hay’adda…
Read More...Browsing Category
SOMA PROGRAM SHARING
Beledweyn:- Dhallinyarada kasoo baxay Jaamacadaha oo farsamada gacanta baranaya si…
Mustaf Faarax oo ka qalin-jebiyay heerka koowaad ee jaamacadda Job key, faraceeda Beledweyne waxuu shaqadiisii ugu…
GEDO: Dadka Gobolka oo helay Adeeg Caafimad oo lacag la’aan ah 30 sano kaddib
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa laga fuliyey mashruuc caafimaad oo ay ka faa’iideysteen dad kabadan 2,600…
BALEDWEYN: Xerooyinka lagu xanaaneeyo Geelle oo si kordhaya abaarta darteed
Xeryaha lagu dhaqdo geella ayaa kusoo batay labadii bilood ee lasoo dhaafay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka…
JOWHAR: Dad u geeriyooday cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay Tuulooyin hoos…
Illaa Laba boqol oo ruux oo isugu jira carruur, haween, iyo da’a ah ayey ku dhaceen Cudurada Jadeecada,…
Muqdisho: Gabdho khudaarta dalka kasoo go’da u helay keyd muddo fog ah
Koox gabdho ah oo isu tagay ayaa Muqdisho kawada Sideedii bilood ee lasoo dhaafay habka keedinta casriga ah ee…
Baledweyn: Gabdho laga badbaadiyey in ay maraan gudniinka adag ee fircooniga
Tan iyo 2016-kii dgallinyaro u badan Haween ayaa Magaalada Baledweyne iyo deegaanada hoos yimaada ka waday…
Muqdisho: Haween laga joojiyey Shaqooyin ay ka dabari jireen nolosha caruurtooda
Ilaa Shan & Toban haween ah oo ku nool Magaalada Muqdisho kana shaqeyn jiray Shaqada dhismaha guryaha dhagaxa…