Author: Soma

Wariye Maxamed Aadan Ismaaciil Jiglan waxaa uu ku xiran magaalada Hargeysa ee Soomaaliland kadib markii ciidanka booliska ay xireen habeenkii Isniinta oo ay taariikha aheyd 11 December, 2023. Ilaa hada kama hadlin Taliska Ciidamada Booliska iyo saraakiisha dembi-baaristu Hargeysa sababta loo xiray Wariye Maxamed Aadan Ismaaciil Jiglan oo kamid ah wariyayaasha ka howlgalo Magaalada Hargeysa. Ujeedadad ka danbeyso xariga saxafigan ayaa lagu sheegay warbixin uu dhowaan baahiyay taas oo la xiriirto wakiilka Soomaaliland u fadhiya Dalka Jabuuti oo laga soo ceyriyay dalkaasi. Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA waxay cambaareyneysaa xarigga sharci darrada ah ee lagula kacay Saxafiga Maxamed Aadan Ismaaciil…

Read More

Mogadishu, Friday, December 1, 2023: The Somali Media Association (SOMA) has finalized a two-day Panel Discussion meeting for the stakeholders on freedom of expression, safety of journalists and access to information in Dhuusamareeb city, Galmudug State. Forty participants consisting of journalists, media houses directors, CSOs members, police, judiciary, Ministry of Information, regional authorities and Galmudug Journalists Association (GALJA) were the key attendants in the panel discussion meeting. The stakeholders’ meeting conducted in partnership with the International Media Support (IMS) has been held from 29th to 30th November 2023 in Dhuusamareeb city, Galmudug State discussing how to defend freedom of expression.…

Read More

Tuesday  November 30- 2023 (SOMA) Thursday November 30- 2023: The Somali media umbrella of SOMA launched today in Dhusamareb city at the headquarters of the Galmudug Administration a two-day  Symposium on the safety of journalists, freedom of speech and access to information. This Symposium  was attended by Galmudug Minister of Information Abshir Abdi Shiqow, Deputy Chairman of Dhusamareb Capital Abdisamad Salad Adan Dr. Sanweyne, Deputy Commander of Dhusamareb City Police,  Mustaf Salad Warsame, Director of Information of Dhusamareb Local Government Abdimahad Gure “Fataxo” Mohamed – Deeq Abdi Mohamed who is a member of Dhuusamareb journalists association and has been…

Read More

Muqdisho Khamiis November  30- 2023: Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA ayaa maanta ka furtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmududug Dood Cilmiyeed muddo labo cisho ah soconaysa taasoo looga hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha. Dood Cilmiyeedkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Abshir Abdi Shiiqow, Gudoomiye ku xigeenka Caasimada Dhusamareb Cabdisamad Salaad Aadan Dr:Sanweyne, Taliye ku xigeenka Booliska magaalada Dhuusamareeb Laba xidigle Musataf Salaad Warsame Agaasimaha Warfaafinta Dowlada Hoose ee Dhusmareeb Abdimahad Guure”Faataxo” Maxamed-deeq Cabdi Maxamed oo ka tirsan bahda warfidiyeenka dhuusamareb in muddo ahne kusoo jiray Warbaahinta, Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug ee…

Read More

Mogadishu, November 4, 2023 – With the support of IMS/FOJO, The Somali Media Association (SOMA) has today observed the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists (IDEI) – 2023 at Afrik Hotel in Mogadishu, Somalia. SOMA has coordinated with FESOJ an event commemorating the IDEI -2023 and mourning the death of late Abdifatah Moalim Nur (Qeys) , Director of the Somali Cable TV and founding member of the Somali Media Association (SOMA) on Saturday November 4, 2023 at Afrik Hotel in Mogadishu city, Somalia. The IDEI and the mourning service occasion has been participated by the Director of…

Read More

Mogadishu, Saturday, October 28, 2023: The Somali Media Association (SOMA) has completed a two-day Panel Discussion meeting for 30 persons consisting of editors, journalists, police, Hiran Regional Authorities and Beledweyne city District Commissioner on freedom of expression, safety of journalists and access to information in Beledweyne city, Hirshabelle State. The dialogue meeting conducted in partnership with the International Media Support (IMS) has been held from 26th to 27th October 2023 in Beledweyne city , Hirshabelle State discussing how to protect freedom of expression. The stakeholders’ dialogue meeting was intending for advancing better understanding and reduce distrust in order to improve…

Read More

Maalintii Labad ayaa Magaalada Baladweyne Lagu soo Gabagabeyey Dood Cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA Loogana hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada  hadalka iyo helida Xogaha iyadoona dhinacyada Si waafi ah ay kaga Doodeen. Bulshada Baladweyne ayaa Markanne qiraya ineey warbaahinta tahay halka kaliya ee laga heli karo wararka Xaqiiqda ah iyadoo aanan lagu kasoonaa karin wararka lagu Baahinayo Baraha Bulshada qaarkood,. Taliye ku Xiigeenka saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne Xidigle axmed Cali Bin Cali Ayaa sheegay in wada shaqeeynta dhaxmarta Wariyaasha iyo Booliska Magaalada ineey qeeyb ay ka tahay Bad-qabka wariyaha,.. Cali Canshuur Faarax oo kamid ah Bahda…

Read More