Author: shariif Moalim

Arbaco ,February 14, 2024 {SOMA} Saxaafadda door muhiim ah ayay ka qaadataa qaabaynta ra’yiga bulshada iyo kobcinta dimuqraadiyadda, saxaafadda Soomaaliyeed waxay ku jirtaa marxalad xasaasi ah, iyada oo ay jiraan caqabado badan oo isugu jira xirfad yari, faafreeb iyo walaacyo badbaado. waxaa jira baahi wali taagan oo ah in Saxafiyiinta ay helaan nidaamka lagu saxo khaladaadka jira. Aasaaska Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed oo soo ifbaxa waxa uu rajo u noqon karaa dhamaynta walaaca jira. Muddo ayaa ka soo wareegtay markii laba goor laba madaxweyne ay saxiixeen sharciga warbaahinta Soomaaliya, waxaana taas laga keeney dood iyo in qodobada qaarkood wali u baahan…

Read More

Mogadishu, February 14, 2024: The media plays a significant role in shaping public opinion and developing democracy, the Somali media is at a critical juncture, with many challenges including lack professional skills, censorship and safety concerns. There is still a need for Journalists to have the process to modify the prevailing oversights. The establishment of the Somali Media Council could be the expectation to address the current concerns. A time has passed since two Presidents have signed the Media Law, and that has caused to raising debate and discussion and call for some of the articles in the Media Law…

Read More

MOGADISHU, Somalia, Tuesday ,13 February 2024: The Somali Media Association (SOMA) has today concluded an event marking the International World Radio Day and the 11th anniversary of the establishment of the SOMA association at Hotel Sahafi, Mogadishu, Somalia. The main UNESCO theme of the World Radio Day 2024 is: Radio: A century informing, entertaining and educating’, underscores radio’s ongoing evolution in a digital age. The key intention of remembering the World Radio Day celebrated all over the world on February 13 annually is to raise greater awareness among the public and media regarding the importance of radio. The world radio…

Read More

MUQDISHO Talaado 13 February (SOMA) Maanta oo ku began 13 ka February maalinta Raadiyaha Aduunka iyo kob iyo tobansana guuradii kasoo wargeetay aas aaskii dallada warbahainta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa munaasabad lagu maamusyay lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay hogaanadda SOMA, Fosej, wariyaal iyo macalimiin saxaafaded. Ugu horeyn waxaa madasha ka hadlay xoghaya daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan oo kulanka kaga hadlay qiimaha uu wali leeyahay Radiyaha iyo halkudhiga sanadla ay sanadkan qaaten oo ah Nabada iyo Raadiyaha. “Dadka Soomalaiyeed waxey wali dhageestaan oo ay xogta ka helaan waa Radiyaha, taasi waxaa ka…

Read More

Mogadishu, January 27, 2024 – The Somali mechanism for safety journalists SMSJ and its members are expressing deep concern over the detention of Osman Mohamud Farah, a journalist working with State-owned Radio Mogadishu. The journalist Osman is in detention for more than 3 weeks without legal proceedings and arraignment if there are charges against him. SMSJ network enormously worries about the arrest of the Journalist who was detained on early January 2024 and remains in custody up to this date. The Somali security institutions and federal government have not yet unveiled any legal allegations against his work and…

Read More

Mogadishu-01-13-2024 SOMA, In 2023, SOMA And FESOJ have documented a number of media incidents against journalists in Somalia including killing, injuries, arrests and threats and intimidations against Somali journalists and media workers. Fanny 10 1956 On 17 January 2023, a reporter working Kalsan TV based in Mogadishu, Abdihafid nor was illegally arrested while he was on duties, and his arrest was against international law. The Police also arrested in the same day two journalists Kassim Ibrahim Addani and Abdikarim Muhamad Mohamed “Jokar” who were working at Risaala radio station in Mogadishu. On May 02, 2023, Banadir regional government forces have…

Read More

Wariye Maxamed Aadan Ismaaciil Jiglan waxaa uu ku xiran magaalada Hargeysa ee Soomaaliland kadib markii ciidanka booliska ay xireen habeenkii Isniinta oo ay taariikha aheyd 11 December, 2023. Ilaa hada kama hadlin Taliska Ciidamada Booliska iyo saraakiisha dembi-baaristu Hargeysa sababta loo xiray Wariye Maxamed Aadan Ismaaciil Jiglan oo kamid ah wariyayaasha ka howlgalo Magaalada Hargeysa. Ujeedadad ka danbeyso xariga saxafigan ayaa lagu sheegay warbixin uu dhowaan baahiyay taas oo la xiriirto wakiilka Soomaaliland u fadhiya Dalka Jabuuti oo laga soo ceyriyay dalkaasi. Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA waxay cambaareyneysaa xarigga sharci darrada ah ee lagula kacay Saxafiga Maxamed Aadan Ismaaciil…

Read More

Mogadishu, Friday, December 1, 2023: The Somali Media Association (SOMA) has finalized a two-day Panel Discussion meeting for the stakeholders on freedom of expression, safety of journalists and access to information in Dhuusamareeb city, Galmudug State. Forty participants consisting of journalists, media houses directors, CSOs members, police, judiciary, Ministry of Information, regional authorities and Galmudug Journalists Association (GALJA) were the key attendants in the panel discussion meeting. The stakeholders’ meeting conducted in partnership with the International Media Support (IMS) has been held from 29th to 30th November 2023 in Dhuusamareeb city, Galmudug State discussing how to defend freedom of expression.…

Read More

Tuesday  November 30- 2023 (SOMA) Thursday November 30- 2023: The Somali media umbrella of SOMA launched today in Dhusamareb city at the headquarters of the Galmudug Administration a two-day  Symposium on the safety of journalists, freedom of speech and access to information. This Symposium  was attended by Galmudug Minister of Information Abshir Abdi Shiqow, Deputy Chairman of Dhusamareb Capital Abdisamad Salad Adan Dr. Sanweyne, Deputy Commander of Dhusamareb City Police,  Mustaf Salad Warsame, Director of Information of Dhusamareb Local Government Abdimahad Gure “Fataxo” Mohamed – Deeq Abdi Mohamed who is a member of Dhuusamareb journalists association and has been…

Read More

Muqdisho Khamiis November  30- 2023: Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA ayaa maanta ka furtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmududug Dood Cilmiyeed muddo labo cisho ah soconaysa taasoo looga hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha. Dood Cilmiyeedkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Abshir Abdi Shiiqow, Gudoomiye ku xigeenka Caasimada Dhusamareb Cabdisamad Salaad Aadan Dr:Sanweyne, Taliye ku xigeenka Booliska magaalada Dhuusamareeb Laba xidigle Musataf Salaad Warsame Agaasimaha Warfaafinta Dowlada Hoose ee Dhusmareeb Abdimahad Guure”Faataxo” Maxamed-deeq Cabdi Maxamed oo ka tirsan bahda warfidiyeenka dhuusamareb in muddo ahne kusoo jiray Warbaahinta, Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug ee…

Read More