Mogadishu, Saturday, October 28, 2023: The Somali Media Association (SOMA) has completed a two-day Panel Discussion meeting for 30 persons consisting of editors, journalists, police, Hiran Regional Authorities and Beledweyne city District Commissioner on freedom of expression, safety of journalists and access to information in Beledweyne city, Hirshabelle State. The dialogue meeting conducted in partnership with the International Media Support (IMS) has been held from 26th to 27th October 2023 in Beledweyne city , Hirshabelle State discussing how to protect freedom of expression. The stakeholders’ dialogue meeting was intending for advancing better understanding and reduce distrust in order to improve…
Author: Soma
Maalintii Labad ayaa Magaalada Baladweyne Lagu soo Gabagabeyey Dood Cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA Loogana hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha iyadoona dhinacyada Si waafi ah ay kaga Doodeen. Bulshada Baladweyne ayaa Markanne qiraya ineey warbaahinta tahay halka kaliya ee laga heli karo wararka Xaqiiqda ah iyadoo aanan lagu kasoonaa karin wararka lagu Baahinayo Baraha Bulshada qaarkood,. Taliye ku Xiigeenka saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne Xidigle axmed Cali Bin Cali Ayaa sheegay in wada shaqeeynta dhaxmarta Wariyaasha iyo Booliska Magaalada ineey qeeyb ay ka tahay Bad-qabka wariyaha,.. Cali Canshuur Faarax oo kamid ah Bahda…