Jimco 12 May 2023 Tababarkan lagu baranayay Badqabka saxafiyiinta oo ay ka faa ideysteen in kabadan 20 suxufi ayaa maanta Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee Soma ku so gabagabeysay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Ujeedada Tababarkan loo qabtay ayaa aheyd sidii hoos loogu dhigi lahaa qataraha ay wajahayaan suxufiyyinta xiliyada ay ka howlgalayaan goobaha Colaadaha iyo musiibooyinka Dabiiciga ah Xoghayaha Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Osman Makaran ayaa la Dartaarmay Suxufiyiintii lo so gabagabeeyay tababarka waxana uu kula taliyay Agaasimayaasha iyo tafatirayaasha in ay si dhaw ula socdaan goobaha ay u dirayaan Suxufiyiinta. Makaraan ayaa sheegay Tababarkan…
Author: Web Master
Daladda Warbaaahinta Soomaaliyed ee SOMA ayaa Maanta Magaalada Baladweyne waxaa ay ka Daah furtay Tababar la xariiro tabinta badqabka Wariyaasha Soomaaliyeed, Waxaana Tababarkan ka qeeyb galay Wariyayaal ka howlgalo xarumaha Warbaahinta Magaalada Baladweyne. Tababarkan waxaa Daah furay manta Xoghayaha Guud ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan, waxaana Cashirada bixinayay Macalimiin khibrad u leh doorka Badqabka Wariyaasha. Ujeedka Tababarkan loo qabtay ahaa ah Sida uu sheegay Xoghayaha Guud ee Daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan, Markii ay bateeyn Halista badqabka Wariyaasha. Weeraradii Ugu dambeeyay ee dhacay waxaa ku geeriyooday Allaha unaxariistee Wariye Maxamed Ciise Koona. Waxaana ku dhawacmay…
MOGADISHU, Somalia, Thursday, 04 May 2023 –The Somali Media Association (SOMA) has concluded a well-planned symposium event marking the World Press Freedom Day – 3 May 2023 held on May 3, 2023 in Baidoa city, South West State of Somalia. Abdi Fatah Ali Yusuf, Minister of Information and Social Awareness of South West Regional State, members from the various sectors of the civil society, journalists and other honorable guest has attended the one- day symposium in observance of World Press Freedom Day – May 3, 2023. The World Press Freedom Day, the 30 anniversaries since it was proclaimed in…
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay islamarkaana uu soo qaban qaabiyey ururka SOMA ayaa maanta lagu qabay magaalada baydhabo janaay waxaana ka soo qeyb galay kulanaka Wasiirka wasaarada Warfaafinta dowlad goboleedka koongur galbeed soomaaliya mudane Cabdifitaax cali yuusuf, Bulshada Rayidka ah Qeybahooda kala duwan Saxafiyiinta ku dhaqan Magalada baydhabo ,abwaaniin iyo Marti sharaf kale ayaa Waxay ahayd mid loogu xusayey Maalinta Xuriyada Saaxafada Aduunka oo ku beegan 3 Bisha Mey. Ugu horeyn Gudoomiyaha Ururka SOMA Hilaal sheekh shuceyb ayaa furey Munaasabada 3 May oo ah maalinta Xuriyada Saxaafada, G/miyaha ayaa soo jeediyey Khudbad dheer oo ku…
MOGADISHU \;Thursday May 02, 2023 The Somali media association SOMA is sorry for the terrible act of the soldiers who ordered the director of the department of cleanliness and restoration of Banadir region, Mohamed Soudi, who tortured four journalists working in Mogadishu. Forces under the command of the director of the Department of Cleanliness and Restoration of Banadir Region, Mohamed Soudi, severely tortured four journalists from Shabelle and Universal Television in Mogadishu. These reporters who had a fight with the troops led by Mohamed Saudi are sakariye Ahmed Muse and Mahad Hassan Abdi Tawakal from Shabelle TV. …
Muqdisho :May 02, 2023 Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA waxaa ay ka xuntahay falkii foosha xumaa ee ay ku ka ceen Ciidamo ka amar qaato agaasimaha waaxda nadaafada iyo bilic soo celinta gobolka Banaadir Maxamed Suudi kuwaas oo jir dil xoogan u geystay Afar suxufi oo ka howlgalo Magaalada Muqdisho. Ciidamo ka amar qaata agaasimaha waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta gobolka Banaadir, Maxamed Suudi ayaa maanta jir-dil xoogan u geystay Afar wariye oo ka kala tirsan Telefishinada Shabelle iyo Universal ee magaalada Muqdisho. Wariyayaashan oo gacan ka hadal kala kulmay Ciidamo uu watay Maxamed Suudi ayaa kala…
MOGADISHU, Somalia 23 February, 2023 – The Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Mechanism for Safety of Journalists, (SMSJ), the Somali Media Association (SOMA) and Somali Independent Media Houses Association (SIMHA) condemn in the strongest terms possible the arbitrary and the unlawful arrest against the Secretary General of the Somali Journalists Syndicate (SJS) Abdalle Ahmed Mumin by members of the Somali Police and the National Intelligence and Security Agency (NISA) at the Jazeera Hotel in Mogadishu. One plain clothed intelligence officer and a uniformed police approached Abdalle Ahmed Mumin, Secretary General of the Somali Journalists Syndicate (SJS) while at…
MOGADISHU, Somalia , Monday,13 February 2023: The Somali Media Association (SOMA) is marking the International World Radio Day and the 10 th anniversary of the establishment of the SOMA association at Hotel Sahafi, Mogadishu, Somalia. The Somali Media Association (SOMA) has organized the World Radio Day event in close cooperation with the Somali Mechanism for the Safety of Journalists (SMSJ) The main UNESCO theme of the World Radio Day 2023 is 'Radio and Peace’ to focus on the role of radio as an independent medium of peace making. The key purpose of commemorating the World Radio Day…
Munaasabadan Raadiyaa Adduunka waxaa ku dhawaaqay dawaldaha xubnaha ka ah UNESCO sannadkii 2011, waxaana ansaxiyey Golaha Guud Qaramada Midoobay 2012 inay noqoto maalin calami ah, 13 Febraayo waxay noqotay maalinta Raadiya Addunka (World Radio Day). Halku Dhegga ugu weyn UNESCO ee munaasabadan maalinta Raadiyaha Addunka 2023 waa Raadiyaha iyo Nabadda ('Radio and Peace). Taasna waxaa la go’aamiyey in la muujiyo kaalinta waxku oolka ah iyo isku xirka ee Raadiyaha ka qaato horumarinta Nabadda. Xoghaya Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan ayaa ugu horeyn ka hadlay Munaasabada Maalinta radiyaha Aduunka 13ka February waxaana uu ka…
MOGADISHU, Somalia 30 December 2022 – Somali Media Association (SOMA) and the Somali Journalists Syndicate (SJS) condemn the arbitrary detention of five local journalists in Mogadishu and in Galmudug over their coverage deemed critical to the authorities as we call both federal and Galmudug officials to stop ongoing attacks on free press. On Wednesday 28 December, Somali police in Mogadishu’s Hamarweyne district arbitrarily detained three Risaala Media Corporation journalists– news reporter Ilyas Daud Hassan, reporter Sayid Ahmed Abdullahi and their cameraman Ali Hassan Gure – who were covering Hamarweyne community members who were complaining about the closure of…