• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Maxay tahay xiriirka ka dhaxeeya Cadaaladda & Nabadgalyada?

On Aug 6, 2020
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Nabadda waxa ugu horreeya ee qofka doonayo in uu helo, iyada oo ka shaqeynteeduna u siman yihiin dhalinyarada, haweenka, odayaasha iyo culimaa-u-diinka, dawladda hoose iyo saraakiisha bilayska/caddaaladda iyo cidkastaba.

Nabadda waa Xayn-daabka Horumarineed, oo ay tahay in si wadajir ah loo ilaaliyo, iyadoo sidoo kale ay Diinta ahmiyad siisay dhowrida Nabadda.

Dhinaca Diintu waxa ay xoojisay Cadaaladda oo ah mowduuc aad u weyn, taa oo xiriir la yeelanaysa dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iyo kuwa kale, waana laf-dhabarta dhismaha & jiritaanka shaqsi, qoys iyo qowmiyadba.

Maxamed Axmed Socdaal oo sugan Guriceel kana tirsan Radio Galgaduud, ayaa ka wareysatay Sheikh Macallin Maxamuud Jimcaale sida ay isugu xiran yihiin Cadaaladda & Nabadgalyada.

Halkan ka dhageyso Wareysiga:-

      1. Wareysi-Maxamed-Socdaal-Cadaalada-iyo-Nabadgalyada
Share

Prev Post

Qoysas kasoo barakacay Fatahaada Wabiga ee Sh/Hoose oo soo gaaray Muqdisho

Next Post

Sidee Caruurta saameyn ugu yeesheen Agabyada ay ku cayaaraan Maalmaha Ciida?

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.