Culimada ayaa door muhiim ah kaga jirta xilli kasta, kahor taga sameynta ficilada aan wanaagsaneen ee kahor imaanaya Diinta dhaqanka Suuban.
Iyaga oo wacyigalinno u sameeya bulshada ay ku dhex nool yihiin. Hadaba waa maxay Doorka Culimada Soomaaliyeed ee ka hortaga xumanta.
Cabdixafiid Nuur Maxamuud oo ka tirsan Star FM Somalia ayaa ka wareystay Sheikh Cabdixayi Sh Aadan oo kamida Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan.
Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga.
1. Wareysi-Cabdixafiid-Doorka-Culimada-ee-ka-hortaga-xumaanta