Ayax raxan raxan u socda ayaa dhibaato badan ku haaya dadka Beeraleyda ah eek u nool qeybo kamida dalka. Dadku waxa ay sameeyaan dadaalo xooggan ay uga hortagayaan.
Saameynta ugu daran ayaa la sheegayaa in ay tahay marka Ayaxu uu beerta uga tago Koronkorada. Hadda sidee ayey Beeraleydu uga hortagi karaan Ayaxa xaalufinta ku haaya Beerahooda.
Waxaa Su’aashaas & kuwa kalaba weydiinay Aqoonyahan Bashiir Axmed Xasan oo bartay Cilmiga beeraha una dhaqdhaqaaqa wacgalinta Beeraleyda.
Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga.
1. Wareysi-Beeraha