• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Sidee looga gudbi karo Nidaamka awood qeybsiga beelaha ee 4.5?

On Nov 12, 2020
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Nidaamka awood qeybsiga 4.5 oo ay Soomaalidu heshiis ku ahayd ku dhawaad 20-kii sano ee lasoo dhaafay, waxaana ay ahayd shirkii geedi-socodka nabada Soomaaliya ee Carte (2000).

Iyadoon aan lagu dheeraan ujeedada ay ku timid nidaamka hirgalay ee 4.5, xusuusin waxaa mudan in ay jireen, xiligaa abuuris, qorshe iyo tabo ka duwan mida maanta hirgashay ee 4.5, isla mar ahaantaana si aan hubsiimo leheyn ama aan loo aabo yeelin meel leysaga tuurey.

Dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed waxay si isku mida u tuhuntey islana garatey xog-la’aanta nimaadkan uu ku suleysan yahay.

Hadaba Maxamed Qadar Cabdi oo ka tirsan Radio Himilo ayaa ka wareystay Xildhibaan hore haddase ah Gudoomiye ku xigeen ka 1-aad ee Xisbiga Midnimo Qaran Ibrahim Saalax Deyfullah Sida looga gudbi karo Nidaamka awood qeybsiga beelaha ee 4.5.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhammeystiran

      1. Wareysi Ibrahim Saalax Deyfullah Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga Midnimo Qaran - Wareysi Ibrahim Saalax Deyfullah Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga Midnimo Qaran

 

Share

Prev Post

SJS & SOMA oo ugu baaqay Somaliland inay ka laabato go’aanka siyaasadeysan ee caddaaladda darrada ee ka dhanka maamulaha Astaan TV

Next Post

Galgaduud: Reer Miyiga oo isa sii gaarsiinaya Wacyigalinta Coronavirus

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

Maxaa ka dhalan kara go’aanka DFS ku qabaneyso doorashada?

SOMA PROGRAM SHARING

Sida saameynya ugu leeyahay ganacsatada xeeladaha dhaca daah-soon

SOMA PROGRAM SHARING

Haween loo diiday Shaqooyin ay ka dabari jireen nolosha & waxbarashada…

SOMA PROGRAM SHARING

Sida loo xameyn karo Dabka ka kaca Goobaha Ganacsiga ee dalka & Guryaha.

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

Maxaa ka dhalan kara go’aanka DFS ku qabaneyso…

Jan 14, 2021
Prev Next 1 of 68
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.