• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Aragti-Wadaag: Kaalinta Dhallinyarada & Horumarka Dowladnimada.

On Aug 20, 2020
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa in ay ka yihiin bulshada in ka badan %70, iyada oo aan inta badan helin, fursado la xiriira hogaaminta.

Dhallinyaradu waxa ay ku hammi weyn yihiin, wax ka badelka xaaladda dalka ku sugan yahay.

Waxa ay sheegeen in kaliya aan afka laga dhihin waxaad tihiin madaxda berry, ee ay u baahan yihiin in la tuso, si ay ula mid awoodaha caalamku uu ku faano.

Hadaba Aragti wadaag ku saabsan Kaalinta Dhallinyaradu ka qaadan karaan, Horumarka Dowladnimada. Waxaa nagala qeyb galay Cabdiwahaab Bilaal Axmed oo ah Gudoomiyaha Dhallinyarada Jubaland, iyo CabdiKaafi Maxamuud Makaraan oo ah Gudoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banadir.

Waxaa Aragti wadaagan qeybiyey Axmed Tifow Xasan.

Halkan Hoose ka dhageyso Aragtida labada Gudoomiye dhallinyaro.

      1. Dooda-Tifow-KaalintaDhallinyaradu-ka-qaadan-karaan-Horumarka-Dowladnimada
Share

Prev Post

Deegaanada Galmudug oo ay kusoo badanayaan Tacabka Beeraha.

Next Post

Sidee qorsheynta waqtiga ay muhiim ugu tahay nolosheenna?

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.