Mogadishu Khamiis August 24, 2023:Waxaa maalintii lixaad hawada ka maqan Radio Baraawe kadib markii 12ka bishan Augusto ay weerareen Ciidamo ka amar qaato gudoomiyihii xilka laga qaaday ee Liibaan Abuukar Cismaan. Dhismaha Xarunta Idaacada Baraawe waxaa ka muuqdo raadadka rasaas ay la dhaceen Ciidamada Gudoomiye Liibaan kuwaas oo ku ridayay howlwadeenada Idaacada sida ay sheegeen maamulka Warbaahinta. Maamulka radio Baraawe ayaa sheegay in ay joojiyeen shaqadii warbaahinta kadib markii ay naftooda u baqeen oo ay so gaareen hanjabaadyo is dabajoog ah.…
Author: Web Master
Mogadishu Thursday August 24, 2023 {HMC} Radio Barawe has been off the air for the sixth day after the 12th of August was attacked by troops under the command of former district commissioner Liban Abukar Osman. The building of the Barawe Radio Center shows the traces of bullets that were fired by the army who attacked the Radio Barawe. and the bullets were aimed to staff of the radio station according to the Media Authority. The administration of Radio Barawe said that they stopped the work of the media after they feared for their lives and received a series of threats.…
Press Statement for Immediate Release Mogadishu City, Tuesday, June 20, 2023: Thirty editors have received certificates of attendance today after completing a three- day Comprehensive Safety Training Workshop for Media Editors in Mogadishu City, Banadir region, Somalia from 18th to 20th June 2023. Present at the ceremony for the presentation of certificates to the media editors were Abdifatah Moalim Nor – Qeys, Director of Somali Cable TV, Farah Omar Nor, Secretary General of the Federation of Somali Journalists (FESOJ), Abukar Al Badri, Program Coordinator of IMS/FOJO and Mohamed Osman Makaran, Secretary General of the Somali Media Association (SOMA). …
Talado 20-June-2023-{SOMA} Muqdisho-Tababarkan maanta ay Muqdisho ugu so Gabagabeysay Dalada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA 30ka tafatire ayaa waxaa lagu baranayay bad qabka suxufiga iyo in ay hubiyaan goobaha ay u dirayaashan saxafiyiinta ka howlgalo xarumaha ay tafatirayaasha ka yihiin Magaalada Muqdisho. 30kan Tafatire ayaa waxaa laga so xulay Warbaahinada ka howlgalo Magaalada Muqdisho sida telefeshinada Idaacadaha wargeysyada iyo Websaaydyada, waxana uu tababarka socday Mudo sadax maalin ah. Xoghayaha Daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Mahamed Osman Makaran oo ka hadlay Gabagabadii Tababarka ayaa sheegay in tababarkan loo qabtay markii suxufiyiin ka howlgasho soomaaliya ay wax yeelo ka so gaartay dagaalo iyo…
Mogadishu, Sunday, June 18, 2023: The Somali Media Association (SOMA) has organized and launched today a three – day comprehensive safety training workshop for media editors in Mogadishu city, Somalia. The training organized by SOMA and supported by IMS/FOJO has been participated by thirty editors from the various media outlets operational in Mogadishu city, Banadir region, Somalia. The training workshop was intended to improve the safety of journalists operating in hostile and risky environment through capacity building with the editors and journalists. In his opening remarks, Mohamed Osman Makaran, Secretary of the Somali Media Association (SOMA) pointed out this training…
MUQDISHO-Axad 18 -June-2023 Tababarkan maanta uga furay Magaalada Muqdisho 30 tafaftire oo ka kala socday warbaahino kale duwan ayaa waxa uu socondoonaa mudo sadax maalin ah kaas oo lagu baran doono Badqabka wariyaha. Xoghayaha Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan oo ka hadlay furitaanka Tababarka ayaa sheegay in tabababrkan uu ka duwan yahay tababarada kale xoogana ay ku saarayaan sidii wariyaha marka koobaad badqabkiisa uu ugu fikiri lahaa islamarkaasna bulshada uu ugu gudbin lahaa xog dhan walba ka dhamaystiran. Ugu danbayn Tababarkan ayaa la filayaa in tafaftirayaasha aqoonta ay tababarkan ka korarsadeen ay ku celiyaan…
Mogadishu, Saturday, June 3, 2023: Twenty journalists have received certificates of attendance after completing a three- day training workshop on reporting public social services interest held at Adado city, Galmudug State from May 30, 2023 to June 1, 2023 The training was part of series of trainings planned for the Somali journalist implemented by SOMA with the support of International Media Support (IMS/FOJO). The main purpose of the training workshop was to improve the capacities of journalists and editors in reporting public service including humanitarian media content. The twenty journalists consisting of reporters and editors from various…
Sabti 1 June 2023 Tababarkan ay Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA maanta ku so gabagabeysay Magaalada Cadaado ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa waxaa lagu baranayay tabinta Wararka Arimaha Bulshada. 20 Suxufi oo laga kala keenay Magaalooyinka Dhuusamareeb caabud waaq Guraceel gaalkacyo iyo Galdogob ee Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ka faaideystay tababarkan mudaddii uu socday. Xoghayaha Daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Mahamed Osman Makaran oo ka hadlay Gabagabadii Tababarka ayaa bogaadiyay suxufiyiintii ka faaideystay Tababarka waxaana uu kula dardaarmay in aqoonta ay barteen ay ku dabaqaan xarumihii warbaahinta ay ka yimideen. Qaar kamid ah suxufiyiintii ka qeyb…
Talaado May-30-2023-{SOMA} Tababarkan maanta uga furay Magaalada Cadaado in kabadan 20 suxufi ayaa waxa uu socondoonaa mudo sadax maalin ah kaas oo lagu baranaayo tabinta Wararka Arimaha bulshada. Suxufiyiinta ka qeyb galaayo tababarkan ayaa ka kala yimid Magaalooyinka Dhuusamareeb Guraceel Caabudwaaq gaalkacyoa iyo Galdogob. Xoghayaha Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan oo ka hadlay furitaanka Tababarka ayaa sheegay in tabababrkan uu ka duwan yahay tababarada kale, Tababarkaan waxaa lagu barandoonaan Tabinta wararka arimaha bulshada waxaana ka faaideysanaayo 20 suxufi…
Dhuusamareeb city, Saturday, May 27, 2023: The Somali Media Association (SOMA) has concluded a 3-day workshop training on improving the safety of journalists through capacity building in Dhuusamareeb city, Galmudug State. The training organized by SOMA and supported by IMS/FOJO has been participated by twenty journalists from the various cities of Adado, Abudwaq, Guriel, Galkacyo and Galdogob under the administration of Galmudug and Puntland states. In his opening remarks, Mohamed Osman Makaran, Secretary of the Somali Media Association (SOMA) explained the intention of the training and the number of journalists benefiting from the capacity building program on promoting the…