Author: Web Master

Cabdiraxmaan Shuceyb Maxamed oo 30 jir qaba baahiya gaar ah, ayaa muujiyey dadaal xooggan afartii sano ee lasoo dhaafay ee uu dhiganaayey Jaamacadda Himilo ee Muqdisho ku taalla, isagoo ahaa qofka kaliya ee fasalka dhigta ee hadana qaba baahiyo gaar ah. Cabdiraxmaan oo dhammeystay bartamihii bishaan heerka koowaad ee Jaamacadda, ayaa helay fursad aysan helin saaxibadii la qalin jabiyey, maadaama in la shaqaaleysiiyo ay goobta xafladda qallin jabinta ka dhaceysay, ay ka sheegeen illaa saddex goob, oo laba kamid ah ay tahay kuwa dowladeed, & mid rayid ah, oo ku qanciyey dadaalkiisa. Waxa uu sheegay in uusan marnaba filaneynin, shaqadaan…

Read More

280 Haween ah oo ku mideeysan magaca kooxda Shan iyo tobanka shumeey kana jira magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan waxa ay dhallinyarada u fududeeyaan guurka, iyadoo ay bixiyaan wax walba oo ku baxaya oo dhaqaale ah. Cabdi Xasan Cabdi oo ah hadda Aabaha Saddex carruur ah ayaa kamida wiilashii ka faa’iideystay taageerida haweenkan afar sano kahor, isaga oo walaac xooggan ka muujinayey halka uu ka keenayo lacagta uga baxeysa reerka uu rabo inuu dhisto, balse markii ay soo gaartay arrintan ah in ay jiraan haween dadka caawiya uu ku dhaqaaqay, maadaama dhaqaalaha ku baxaya arooskiisa dhammaan laga bixiyey, marka laga…

Read More

MOGADISHU, Somalia 28 September 2021 – On International Day for Universal Access to Information (IDUAI), today the Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) call on the right of access to information for journalists, the right to know and report independently and without restrictions. Today IDUAI is celebrated around the world while journalists and media stations in Somalia are facing extreme threats. Access to information is critical for enabling citizens to exercise their voice, to effectively monitor and hold their government to account. When media and journalists are able to receive and report about public interest…

Read More

Kaddib furitaankii wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ee horraantii bishaan ayey sabab u noqotay, in qaar kamida dadkii noloshooda ka maareyn jiray iibinta Khudaarta ay dib u helaan shaqooyinkooda oo in mudo ah hakad ka galay. Maceey Cusman Xaaji oo dhamaadkii bishii Janaayo ee sanadkaan joojisay ganacsigeedii ahaa ibinta Khudaarta kaddib markii ay sii wadi waysay sababo la xiriira in qiimaheedu aad sara ugu kacay, balse mudo kabadan Sideed bilood oo ay suuqa ka maqneyd ayey dib ugu soo laabatay bartamihii bishan Semtember. Waxa ay sheegtay in nolol ahaan ay dareentay culeys badan oo maareynta qoyska ah, maadaama ay…

Read More

Guurka deg degga ah ayaa ka mid ah caqabadaha gabdho badan ka hortaagan inay waxbarashada sii wataan. Iyadoo xilligaan magaalada Baydhabo ay jiraan Haween si xooggan ugu dhabar adeegay in ay isku wadaan korinta carruurta & sii wadadi waxbarashada. In u dhaxeysa 20 illaa 30 gabdhood ayaa laga guursadaa gabdhaha fadhiya Dugsiyada dhexe & sare ee Magaalaa Baydhaba sanadkasta iyadoo ay aad u yar tahay in waxbarashada sii wataan. Maano Diini Cabdi oo 21 sano jir ah oo hadda nuujisa gabadh hal sano jirta. Maano waxaa la guursaday 2015 oo ay ahayd fasalka Sideedaad ee dugsiga dhexe ee iskuulka Cabdala…

Read More

Dadka ku nool Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa tan iyo April ee sanadkan waxa ay guryaha & goobaha ganacsiga ku beeranayeen geedo ay kamid yihiin geed tallaalka, Saytuunka, Liinta & kuwa kale, iyadoo ujeedka ugu wey tahay in laga helo qabow, & in ay kor u qaado bilicda magaalada, taas oo fursad shaqo u noqotay dhallinyaro badan. Abuukar Abdi Salaad oo ka mid ah dhallinyarada magaalada keena geedaha si uu usii iibiyo ayaa sheegaya inuu bilaabay shaqadaan bilowgii bishan, uuna ka bartay dhallinyaro ay asxaab yihiin oo beera geedaha, una sheegeen in ay ku jirto fursad dhaqaale, isagana uu…

Read More

MUQDISHO, Soomaaliya, 16ka Sebtember 2021 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA), iyo Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Robert F. Kennedy ayaa soo dhoweeyay go’aanka Guddiga Qaramada Midoobay ee Xarigga Sharci Darrada (UNWGAD) uu ku dhawaaqday ee lagu caddeeyay in xariggii iyo tacadiyadii loo geystay weriye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (“Abuuja”), uu ahaa mid aan loo meel-dayin oo xadgudub ku ah xeerarka caalamiga ah. Weriye Abuuja, oo ah difaacea xuquuqda aadanaha Soomaaliyeed, suxufi, iyo tifaftiraha Radio Hiigsi, ayaa qori jiray qormooyin dhaliil ku ah dowladda tan iyo 2016. Intii uu ku guda jiray shaqadiisa, wuxuu si geesinimo leh uga warbixiyay…

Read More

MOGADISHU, Somalia, 16 September 2021 – Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA), and Robert F. Kennedy Human Rights welcome the opinion of the United Nations Working Group on Arbitrary Detention (UNWGAD) declaring the arrest and detention of our client, journalist Mohamed Abdiwahab Nuur (“Abuuja”), in Somalia arbitrary and in violation of international law. Mr. Nuur, a Somali human rights defender, journalist, and editor for Radio Hiigsi, has published pieces critical of the government since 2016. Throughout his work, he has bravely reported on abuses of power committed by the security forces, restrictions on freedom of expression, and the…

Read More

Qaar ka mid ah dadka soo barakacay ee ku nool xeryaha Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay isbadal ku sameeyaan qaarkood noloshadooda maadaama muddo dheer ay barakac ahaayeen, waxaana qaarkood dadaalo ay sameeyeen ay ku abuurteen ganacsiyo ay shaqo ka heleen dad kale. Xasan Dheere Sannadkii 2015 ayuu bilaabay in uu hareeraha waddooyinka ku iibiyo shaahiga oo uu markaas u arkayay xalka keliya oo uu ku maareyn karo noloshiisa iyo midka reerkiisa oo ka kooban Toban carruur ah & Hooyadood, iyo sidoo kale waalidkiis. Xasan waxaa u suura gashay in sannadkii 2020 uu hirgeliyo qol yar oo uu ku iibiyo…

Read More

MOGADISHU, Somalia, 13 September 2021 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) today signed a historic Memorandum of Understanding (MOU), which paves the way for enhancing media freedom, improving media professionalism and protecting journalists’ rights at the work places, safety and well-being of Somali journalists. In an event held in Mogadishu, SJS Secretary General and SOMA Secretary General signed the 18-article document with the presence of SJS and SOMA officials, media managers and journalists. SJS and SOMA also announced that other media and journalists’ networks are free to join in this endeavour in order to ensure free and stable…

Read More