Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa Magaalada Guriceel, ee Gobolka Galgaduud, kusoo badanayay Ajibka shidaalka lagu iibiyo, iyadoo aysan magaaldu lahayn wax dabdamis ah, taas oo ay walaac xooggan ka muujinayaan ganacsatada. Guriceel inta badan goobihii shidaalka waxaa loo dhisay qaab ka duwan sidii hore, Kaalimaha magaalada laga hirgaliyay qaarbaa leh goobo gaadiidka la dhigto, laguna meyro, taas oo aad uga duwan goobihii lagu iibin jiray Shidaalka ee Magaalada. Sakariye Axmed Yusuf oo kamid ah Ganacsatade kaalin Ajib ku leh Guriceel, ayaa sheegaya in cabsi badan uu mar walbe qabo taas oo ah, in haddii uu dab kaco aan si sahal ah…
Author: Web Master
Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa caasimadda DG Galmudug kusoo xirtay tababarka Bedqabka Suxufiyiinta & tebinta Doorashooyinka oo ay kaqaybgaleen 20 Suxufi oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal kuwaas oo kakala yimid Magaalooyinka Caabudwaaq, Guriceel, Cadaado, Gaalkacyo iyo Dhusamarreeb. Kaqyabgelayaasha ayaa ku dersay Tababarkan Cashirro la xiriira Badqabka Suxufiga, tebinta Doorashooyinka, Kaalinta Warbaahinta ee Bulshada iyo Waxtarka Warbaahin madax-bannaan oo Mas’uul u leedahay Dadweynaha. Suxufiyiinta ayaa ku qaatay tababarkan casharo gacanta laga qabanayo oo la xiriira Bedqabka Saxafiga iyo gargaarka degdegga ah, kuwaas oo lagu barayey Tabaha iyo farsamada bedqabka ee Suxufiga xilliga uu kujiro shaqada. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Ahmed…
Tababarkan oo ay ka qayngaleen 20 Suxfi oo ka kala yimid Magaalooyinka Gaalkacyo, Cadaado, Caabudwaaq, Guriceel & caasimaadda DG Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa ku saabsan Bedqabka Saxafiga iyo tebinta Doorashooyinka ayaa socon doona 4 maalin Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo furay tababarka ayaa sheegay in Galmudug u diyaarsan tahay martigelinta siminaarada horumarinta ah ee quseeya kobcinta waayaa-aragnimada iyo xirfadda Suxufiyiinta. waxaana sidoo kale hadalo dardaaran u jeediyay Suxufiyiinta Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ahna Xillibaan Galmudug Abdirahaman Naleeye, Afhayeenka Maamulka Dhusomarreeb Bashiir Mohamed Salad Sanka, Gudoomiye ku xigeenka Ururka FESOJ Abdifatah Hassan Farah iyo Madaxa Tababarada SOMA Ahmed Isse…
MOGADISHU, Somalia 13 February 2021 : The Somali Media Association (SOMA) is celebrating the International World Radio Day and the 8th anniversary of the establishment of the association. The main UNESCO theme of the World Radio Day 2021 is ‘New World, New Radio.’ This was decided to keep in mind the services the radio provided during COVID-19. The key purpose of commemorating the World Radio Day marked all over the world on February 13 annually is to raise awareness among the public and the media of the importance of radio, which is the most effective way of delivering information. The event…
Tababarkan oo ay kaqaybgaleen 20 Suxufi oo ka socotay Warbaahinta madaxa-bannaan iyo midda DG Jubbaland islamarkaana socday 4 maalin ayaa lagu baranayey duruus kaladuwan oo kusaabsan bedqabka Suxufiyiinta iyo tebinta Doorashooyinka (Journalist Safety & Election Reporting). Suxufiyiinta kaqaybgalay tababarkan oo rag iyo dumarba isugu jiray ayaa muujiyey isbeddelka ay sameynayaan kaddib markii ay qaateen tababarka, waxa ay Kaqaybgalayaashu si wanaagsna uga faa’iideysteen Duruusta kujirtay Tababarka oo ay muujiyeen sida ay ugu baahnaayeen tababar ku saabsna bedqabka Suxufiga. Munaasabadda xiritaanka tababaraka oo maanta oo Talaado ah kadhacday Hotelka Rotana ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ka soo qaybgalay Agaasimaha Warfaafinta DG Jubbaland…
Sabti, Janaayo, 30, 2021. Tabbarkan oo ku saabsan tabinta doorashooyinka iyo badqabka Wariyaha ayaa waxa u socondoono mudo 4 maalin ah waxaa ka qeyb galaayo 20 wariyaye oo ka kala socdo warbaahinta Madaxa Banaan iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland gaar ahaan Magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan ayaa ugu horeyn ka hadlay ujeedadad tababarka iyo tirada wariyayaasha ka Faaideysanaayo Waxana uu u mahad celiyay Hay’adaha IMS Iyo FOJO oo gacan ka siiyay SOMA in ay tababaran ku qabato Magaalada Kismaayo. Maxamed Cismaan Makaraan ayaa uga mahadceliyey dhamaan intii gacan ka geysatay in Tababarkan…
Press Statement for Immediate Release SOMA concluded A Four – Day Safety And Election Coverage Training Workshop For 20 Journalists in Jowhar City, Hirshabelle State of Somalia – Jowhar City, Saturday, January 23, 2021: A four-day training workshop for twenty journalists operational in the regional state has been concluded in Jowhar City, Hirshabelle State on last Thursday. January 21, 2021 The training workshop supported by IMS/FOJO and implemented by the Somali Media Association (SOMA) has been…
Khamiis 21 01 2021Maanta waxaa inoo soo idlaaday tababarka mudada afarta maalin magaalada Jowahr, uga socday 20-ka mid ah saxafiyiinta ka howlgala deegaanada Hirshabelle, Tababarka oo ay soo qabab qaabisay dalada warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA, oo taageero ka helayo IMS iyo FOJO, ayaa ku saabsanaa tabinta doorashooyinka iyo bedqabka wariyaha. Gabagabada tababarka waxaa nagala soo qeyb galay gudoomiyaha gobalka shabeelaha dhexe Axmed Meyre Makaraan gudoomiyaha degmada Jowhar, iyo wasiiru-dowlaha wasaarada warfaafinta Hir-shabelle Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Gobolka Shabeellaha Dhaxe ibraahin Cali nuur ayaa u mahad celiyay Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA sida ay ugu faa ideysay 20 suxufi Gudoomiyaha SOMA Maxamed…
In kabadan Labaatan carruur ah oo da’doodu u dhaxeyso 8 ilaa 14 jir ayaa ka ganacsada Jijimaha ay dhallinyarada u qaataan hab xarago ah, iyaga oo ka sameeya kuulo midabo kala duwan isugu jira oo la isku geeyay, waxa ayna u nashqadeeyaan hadba sida looga soo dalbado. Maxamed Nuur waa 14 jir ah waxaa uu baranayaa sida loo sameeyo jijimaha xaragada ah qeybta naqshadeynta magacyada, waxa uu awoodaa sameynta jijimaha lagu nashqadeeyay calamada oo aad uga dhib yar marka lagu dul qorayo magac. waxa ayna walaalo yihiin tababaraha farsamadan. Waxa ay ku qaadatay in uu barto farsamadaan muddo dhan Bil…
Ayax raxan raxan u socda ayaa dhibaato badan ku haaya dadka Beeraleyda ah eek u nool qeybo kamida dalka. Dadku waxa ay sameeyaan dadaalo xooggan ay uga hortagayaan. Saameynta ugu daran ayaa la sheegayaa in ay tahay marka Ayaxu uu beerta uga tago Koronkorada. Hadda sidee ayey Beeraleydu uga hortagi karaan Ayaxa xaalufinta ku haaya Beerahooda. Waxaa Su’aashaas & kuwa kalaba weydiinay Aqoonyahan Bashiir Axmed Xasan oo bartay Cilmiga beeraha una dhaqdhaqaaqa wacgalinta Beeraleyda. Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga.