Author: Web Master

Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA; waxa ay ka welwelsan tahay qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhex aloosan guddoonka Baarlamaanka DFS, kaas oo sii cakiraya shaqada iyo howlgalka Warbaahinta magaalada Muqdisho, iyo nolosha Muwaadiniinta, waxa ay Somali Media Association ka walaacsan tahay sida ay ciidamadu ula dhaqmayaan suxufiyiinta iskudeyaya tebinta macluumaadka iyo xogta la xirirta xasilooni la’aanta siyaasadeed. Dadweynuhu waxa ay warbaahinta ka sugayaan xog ka saabsan waxa ka dhacaya dalka, sababta ay u dhacayaan iyo dhinacyada ku lugta leh, raadinta iyo ka jawaabidda baahida xogeed ee dadweynuhu waxa ay u baahan tahay mas’uuliyad gaar ahaaneed, sidaas awgeed hay’adaha dowladda, si gaar…

Read More

Members representing the Somali Media Association (SOMA) and member media houses attended a WIKIGAP Event jointly organized and conducted by the Ambassador of Sweden to Somalia Mr. Andreas von Uexkull, the International Media Support –IMS- and FOJO Media Institute. The first WIKIGap event has been held at the Peace Hotel in Mogadishu, Somalia on March 8, 2018. Directors and members from the various radio stations, TV stations, CSO. Banadir regional authority Somali National University and participants from other regions were the main participants in the one-day event coincided with the International Women’s Day March 8, 2018. The meeting was aiming…

Read More

Ummad kasta waxa ay leedahay haldoor laf dhabar u ah jiritaankeeda, haweenka Soomaaliyeed waa laf dhabarka ummadda Soomaaliyeed. Taariikhda haweenka Soomaaliyeed waa mid gun adag leh, waxyaabaha ay dalkan ka soo qabteen waa kuwa aan la soo koobi Karin. Haweenka Soomaaliyeed sanadihii dambe waxa ay sameeyeen isbeddel siyaasadeed, dhaqan iyo mid dhaqaale. Maanta oo ay k u beegan tahay 8-da Maarso oo ah maalinta Caalamiga ah ee haweenka adduunka ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad ka duwan xafladaha loogu dabaal dagayo xuska maalinta haweenka aduunka. Safiirka Sweden ee Soomaaliya Mr. Andreas von uexkull, Hay’adda caalamiga ah ee taageerta warbaahinta…

Read More

The Somali Media Association (SOMA) is expressing deep concern over the confiscation of the entire equipment from Radio Bal’ad by Al Shabab militant Group after briefly taking over Bal’ad district of Middle Shabelle region, Hirshabelle Regional State. The Bal’ad district is located about 30Km north to the Somali capital Mogadishu. FM Radio Bal’ad is active member of the Somali Media Association (SOMA) established five years ago, which is consisting of more than 38 media houses operating across Somalia. According to reports received from Mr. Abdihakim Hussein Islow, Director of Radio Bal’ad indicated when Al Shabab forces briefly took over the…

Read More

Members representing four SOMA member media houses participated a one- day Civil Society Media Workshop organized by the Somali South and Central Non State Actors (SOSCENSA). The Civil Society Media Workshop has been conducted at the conference hall of SOSCENSA on Thursday, February 22, 2018. Members from other media organizations, the national media, university academic, SOSCENSA members from regions, SOSCENSA member from cooperatives in Mogadishu   and the Somali civil society based in Mogadishu and some other regions have also participated in the one-day meeting The Civil Society Media Workshop was follow up of recommendations made during previous meeting held on…

Read More

Munaasabad balaaran oo lagu xusayay maalinta Raadiyaha Adduunka iyo sidoo kale Sanadguuradii Shanaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Dalladda Warbaahinta ee SOMA ayaa maanta ka dhacday  Magaalada Muqdisho . Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Qaar ka mid ah Bahda Warbaahinta ee ku sugan Muqdisho, kuwa gobalada dalka qaarkood, ururada ka shaqeeya arimaha Saxaafadda iyo xubno matalayay ururada Bulshada Rayidka. Ugu horeyn waxaa Munaasabadda ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee ururka Somali Media Asociation ee loo soo gaabiyo (SOMA) ahna sii hayaha xilka Xoghayaha guud Maxamed Cabdi Wahaab Cabdullaahi, waxa uu ka sheekeeyay tariikhda guud…

Read More

A one-day event for the commemoration of World Radio Day and the 5th anniversary of foundation of the Somali Media Association has been held in Mogadishu, Somalia. Thirty eight representatives from the different members from the media owners and Media Directors from the Somali Media Association (SOMA), the civil society organizations, IMS/FOJO, Mogadishu Newspapers Association and other guest of honor were invited to attend in the event which was convened at Hotel Afrik in Mogadishu, Somalia. The main themes covered during the observation of the two events were observation of the world radio day and the fifth anniversary of establishing…

Read More