Author: Web Master

The Somalia media stakeholders celebrated an event to commemorate the International Day to End Impunity Crimes against Journalists on Thursday 2 November 2017 which was held at the Conference Hall in the SYL Hotel in Mogadishu, Somalia. The Somali media fraternities consisting of the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), Somali Media Association (SOMA), Somali Women Journalists (SWJ), Somali Independent Media Houses (SIMHA) and Media for Peace have jointly organized the event. Present at the occasion were members from Parliament Information Committee, officials from the Ministry of Information of the Somali Federal Government, Ministries of Information of the Regional governments,…

Read More

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa xalay lagu soo xiray Tababarkii ku saabsanaa wax soo saarka Raadiyaha (Barnaamijka Wadaagga), kaasi oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Association SOMA) oo ah Urur ay ku mideysan yihiin Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta. Tababarkan oo socday mudo Saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay Wariyeyaal ka kala yimid 20 Idaacadood oo ku kala yaalla magaalooyinka Muqdisho, Garowe, Kismaayo, Gaalkacyo, Guriceel, Cadaado, Beledweyn, Baydhabo, Jowhar iyo Afgooye. Munaasabad lagu soo xirayay Tababarkan oo Afur iyo Casho sharaf lagu sameeyay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya…

Read More