Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Todobaadkan in dalka ay ka dhaceyso doorasho, iyadoo ay jiraan tabasho ay qabaan Musharrixiinta Madaxweynaha dalka, & Qaar kamida Dowlad Goboleydyada.
Go’aanka waxa uu yimid kadib markii Madaxda DFS ay kulamo dhowr ah la yeesheen Hogaamiyayaasha Maamulada Galmudug, Hirshabeelle KGS, & Gobolka Banadir. Hadaba Maxaa ka dhalan kara go’aanka DFS ku qabaneyso doorashada, iyadoo ay xaaladdu sidaas tahay?
Waxaan su’aashaas & kuwa kalaba weydiinay Aqoonyahan Maxamed Muuse Macallin oo bartay Culuumta Siyaasadda & Sharciga.
Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga:
1. Wareysi-Mohamed-Muuse