• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Maxay tahay muhiimadda uu dadku u leeyahay in ay qaataan tallaalka COVID-19?

On Aug 26, 2021
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Dowladda Soomaaliya waxa ay amartay in shaqaalaha dhammaantood ay qaataan tallaalka cudurka Karoonaha oo si aad ah usii faafaya, si loo xamakeeyo, iyadoo dhawaan uu soo gaaray dalka Tallaal uu Mareykanka ugu deeqay dowladda Soomaaliya.

Wasaarada Caafimaadka dalka ayaa sheegtay dhawaan in nuuca Delta uu soo gaaray dalka, iyadoo bulshada ku boorisay in ay qaataan tallaalka oo la heli karo. Haddaba Muhiimad intee la eg ayuu dadku u leeyahay in ay qaataan tallaalka? Dr Liibaan Cumar Axmed ayaan ka wareysanay.

Fadlan halkaan hoose ka dhageyso wareysiga.

      1. Wareysiga-DR-Liban-Omar

Wareysigaan waxaa qaadar Axmed Tifow

Share

Prev Post

Wiil dhallinyaro ah oo reer Magaalka Guriceel & dadka waayeelada ah Xoolaha u raaca

Next Post

SOMA concluded a three –day General Assembly Meeting in Mogadishu

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.