• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Sidee Diinta Islaamka uga hadashay Sinnaanta, Qabiilka & Dowladnimada, iyo Cadaaladda?

Last updated Jul 30, 2020
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Diinta Islaamka waxa ay si weyn kaga hadashay sinnaanta, taa oo meesha ka saareysa in la isku takooro da’da, asalka, jinsiyada, luuqada, diinta, fikirka, iyo waxyaalo kale oo shaqsi la xiriira. Qofna ma aha in laga dhigo inuu qof kale ka liito arrimahaas dartood.

Sidoo kale Diinta islaamka waxa ay xoojisay Cadaaladda oo door muhiim ah kaga jirta Aadanaha dhexdiisa.

Waa mowduuc aad u weyn oo xiriir la yeelanaya dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm, waxaana lagu xusay Quraanka iyo Axaadiista marar badan, sidoo kale waxaa jira aayado badan oo kusoo arooray in cadaaladu tahay wax laf-dhabar u ah dhismaha & jiritaanka shaqsiyadeed, qoyseed iyo midka qowmiyaheedba. Shukri Baryare Maxamuud oo sugan Baledweyne, kana tirsn Radio Hiiraanweyn ayaa ka wareysatay Sheikh Cumar Xerow.

Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga.

      1. Wareysi-Shukri-Bariyare-Sinnaanta-iyo-Diinta-Islaamka

 

 

Share

Prev Post

 Haweenka Baarakacayaasha ee ku nool Duleedka Mogadisho oo aan haysan goob caafimaad oo ay ku dhalaan

Next Post

SJS and SOMA jointly call for Protection of Somalia’s Press Freedom

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.