Author: Web Master

Mogadishu, Wednesday September 17, 2020: The Somali Media Association (SOMA) and Media Women Network (MWN) has jointly organized and conducted one-day symposium on the role media stations Directors could take in balancing journalists reporting of Covid-19 articles. The symposium held in Hotel Afrik in Mogadishu city on September 16, 2020 was focusing on to open discussion with the media directors on the need of providing both female and male journalists balanced opportunities of reporting the Covid-19 related stories. Representatives from SOMA, MWN, SOMWIM, SJS, FESOJ, Banadir Regional Director, Directors of Radio kulmiye , Goobjoog  FM, Radio Hiigsi Radio Kaah, Director Galmudug…

Read More

Inta badan waalidiinta dhib uma arkaan in ay carruurta ku soo toosiyaan kuna jiifiyaan daawashada shaashadaha Mobile-ka, ama TV-yada, iyagoo iskaga aamusinaya, ama cunno ku siinaya, iyada oo dhici karta in guriga nadaafaddiisa ay ku ilaashanaya. laakiin ma is weydiiyaan dhibka dhaw iyo midka fog ay carruurtu ka dhaxli karaan arintaan? su’aashaan iyo kuwo kale oo la xariira waxa uu Maxamed Qadar Cabdi oo ka tirsan Radio Himilo, hordhigay Cabdiweli Maxamed Cali oo bartay Caafimaadka dadweynaha. Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga:

Read More

Shan illaa Lix sano kahor waxa aad loo yaqaanay qaadka, sigaarka, badeecada oo shiishada ah, tubaakada iyo calaqa, balse waxaa ka dambeeyay oo dalka yimid maandooriye ka gedisan intaas oo dhan, qaab isticmaalka, kana fudud isla markaana ay qabatimeen in badan oo kamid ah jiilka aan looga baran maandooriyayaasha. Kuma cusuba maqalka dhagahaaga oo waxay ila tahay inaad maqashay maandooriyaha Taabuuga. Taabuugu waa tubaako farsameysan oo casri ah, waxaa la qiyaasaa inay soo baxday horraantii 1930-kii iyada oo siyaabo kala duwan u gaartay wadamada adduunka. Adeegsiga taabuuga wuxuu ku badan yahay dhalinta Soomaaliyeed iyaga oo u isticmaala awood siinta jirka…

Read More

Xeerka Saxaafadda ee dhaqangalka ah, waxaa jira in Wariyayaasha Soomaaliyeed qaarkood ay u arkaan qodobada ku jira kuwa u baahan fasiraad dheeri ah, sidoo kalana aan laga talagalin inta uu heerarka kala duwan soo marayey xeerkan. Waxa ay Wariyayaasha aan la hadalnay oo kala joogo Afar magaalo ay soo jeedinayaan in loo baahan yahay qodobada qaar lagu sameeyo wax kabadel. Waa kuwan wariyayaasha oo aragtidooda ka dhiibanaya, waxaana ay kala joogaan magaalooyinka Muqdisho, Baydhaba, Guriceel, & Baledweyn. Waxaa codadkan soo duubay Maxamed-Qadar Cabdi (Radio Himilo), Muqdisho, Shukri Ismaaciil (Radio Warsan), Baydhaba, Maxamed Axmed (Radio Galgaduud), Guriceel, iyo Shukri Bariyare (Radio…

Read More

Mogadishu – Somalia 16 September 2020: The Somali Media Association (SOMA) has launched electronic booklet guideline on Covid-19 for distribution to all its media houses and journalists operational in all over the regions of Somalia. The booklet guideline on Covid -19 developed in partnership with IMS-FOJO contains internationally recognized guidelines of WHO, UNESCO, CPJ and RSF. The main aim is to provide appropriate guidelines for protecting journalists from the risk of Covid-19 during performing their professional reporting tasks. The Somali Media Association (SOMA) has engaged two experts (media and communication expert and medical expert) in the field of medicine and…

Read More

MOGADISHU, Somalia, 15 September 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) condemn the detention of freelance radio journalist, Ilyas Abdi Ali by the Somaliland police in Hargeisa on Monday 14 September, 2020, meanwhile, we call for officials at Somalia’s Federal Parliament to cease threats and intimidation targeting journalists and media houses who covered the Monday’s heated debate in the Lower House. On Monday evening 14 September, police in Hargeisa detained journalist Ilyas Abdi Ali who simultaneously freelances for the Mogadishu-based independent Radio Kulmiye and the Nairobi-based humanitarian Radio Ergo. According to colleagues and journalists in…

Read More

Wasaaradda Waxbarashada ee Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Ardaydii gashay Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2019/2020, iyadoo ay jiraan dhaliilo ay jeediyeen Bahda waxbarashada qaarkood, oo ay ku sheegeen in loo baahan yahay sameynta baaritaan dhab ah. Imtixaanka waxaa galay guud ahaan 33,727 arday, waxaana haray 8,550 arday, taas oo ka dhigan 25.35% arday in aysan ku guuleysan in ay gudbaan. Ardayda ugu badan Gobol ahaan ahaan waa Banadir oo ay ka hareen 7,873 ardayda taas oo ka dhigan 90% ardeyda dhacday in ay ahaayeen kuwa gobolka Banadir. Sayid Cumar Cabdiraxmaan, ayaa noqday ardayga Kaalinta koobaad ka galay Imtixaanka, kaas oo dhiganayey Iskuulka…

Read More

Kun iyo todobo boqol oo qoys oo ka mid ah dadka soo barakacay ee ku nool xerada Sahal oo ku taalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa helay wacyigalin ku saabsan sida looga hortagi karo Cudurka Coronavirus. Farxiyo Xaashi Maxamed oo ah Hooyada shan caruur ah kana soo barakacday colaado ka jiray Degmada Qoryooley bishii December ee sanadkii 2018-kii ayaa sheegtay in wacgalinta loo bilaabay bishii June ee sanadkan, islamarkaana ay ka faaideysteen. Waxa ay tilmaamtay Farxiyo in la baray waxyaabaha loo baahan yahay si looga hortago cudurka oo ay ka mid yihiin in ay ilaaliyaan nadaafadda guryaha, weelashada cuntada,…

Read More

Fatahaad Xoogan oo ku dhufatay Deegaano hoostaga Magaalada Beledweyne Saddexdii cisho ee ugu danbeeyey, ayaa baabi’isay dhul beered badan oo ku yaalla ilaa Afar deegaan sida ay Barnaamijka wadaaga u sheegtay Xaliimo Cismaan Nuur oo kamid ah Beeraleeyda deegaanadan. beeraha  Biyaha Galeen, ayaa ku kala yaalla deegaanada Buulo Kaahin, Siigoow, Gambarlaawe, iyo Quracleey, waxaana dhul beeredkan la abuuray waxii ka danbeeyey Bilahii  April, iyo jun ee sanadkan 2020, dadka beeraleeyda ah waxaa ay sheegen in hal sano gudahood ay qasaareen 3 mar oo ay dhacday fatahaada Wabiga shabeelle. Timiro Faarax Cabdi oo ah hooyayada 5 caruur ah,  kana mid ah…

Read More

MOGADISHU, Somalia, 09 September 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the multiple arrests against journalists and the judicial and police harassment by Puntland authorities in Garowe and Somaliland authorities in Hargeisa, Erigavo and Las Anod towns during the past few weeks amid a worsening press freedom situation. On Sunday 6 September, Nugal Regional Court judge, Abdinur Jama ordered the arrest of two Radio Daljir journalists, Abdiqani Ahmed Mohamed and Khadar Awl after they visited the court complex in Garowe, the capital of Puntland. The journalists were pursuing a follow-up story of murder…

Read More