Author: Web Master

Deegaanada Galmudug kama jirin markii hore in dadka ay tabcadaan beeraha kaliya waxa ay ahaayeen xoolo dhaqato, laakiin waxaa afar ilaa Shantii sano ee lasoo dhaafay deeganda lagu arkeyey dad beeraley ah. Waxaa kamid ah Degmada Guricel ee Gobolka Galgaduud, oo ay dadku kusoo baraarugeen qodashada beeraha inkasta deegaanada Galmudug uusan marin Wabi. Beeraleyda deegaanka ayaa dhibaato badan mararka qaarkiis u mara waraabka beeraha, iyada oo uusan xitaa ka ag dhaween wax ceel ah. Wadada kaliya ee u maraan Waraabka beeraha waa in Biyaha looga soo qaado booyado meel Guriceel u jirta Lix KM. Halkii Booyad oo Biya ah waxa…

Read More

MOGADISHU, Somalia 18 August, 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) are very concerned about the health condition of Mohamed Abdi Hussein Araye, a cameraman with the state-owned TV, who was critically injured in a hotel attack in Mogadishu on Sunday, while we strongly condemn the brief detention against Omar Ahmed Hilowle, the director of the privately-owned independent Radio Kaah, following a raid by officers from the National Intelligence and Security Agency (NISA) on the radio premises in Mogadishu on Monday 17 August. The radio director was held at the notorious Godka Jila’ow detention for more…

Read More

Caqabadaha dhinaca shaqada ka haysto dhalinyrada waxbaratay ee ku nool Baladweyne ayaa bartay qaarkood in ay sameeyaan hal-abuur Ganacsi oo Magaalada aanan horey uga jirin. Koox dhallinyaro isu tagay ayaa magaalada ka sameeyay Mehrad yar oo ay ku iibiyaan kalluunka bisil iyo kuwa ceeriinka ah. Waxa ay sameeyaan in macaamiisha ay ugu geeyaan halka ay joogaan. Mustaf Faarax Barqadle oo ku jira da’da Labaatameeyada, sanadkanna soo dhameeyey Dugsiga sare ayaa ah aas-aasaha goobtan, oo dhallinyaro badan shaqo abuur u noqotay. Waxa uu waayey dhowr shaqo oo uu isku dayey, waxaana ku dhalatay sameynta howshan, oo wax badan ka bedeshay noloshiisa,…

Read More

Dadka gudaha dalka ku barakacay ee kunool Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay ayaa waxay xiligan ka cabanayaan nadaafa daro xeriyaha ay degan ka jirta iyo suuli la,aanta ka taagan deegaanada ay ku nool yihiin ee kuyaala duleedyada Magaalada. Xilagan oo ay da,ayaan roobabka xagaaga waxaa sii xumaanaya  nadaafada xeriyaha aan laheyn musqulaha,iyadoo waliba kusoo aadey xili nadaafada in lagu dadaalo ay tahay oo Corona Virus uu jiro. Boqolaal kaamamka ay degan yihiin qoysaska ku barakacay gudaha dalka ee kunool Magaalada Baydhabo ayaa hada cabasho ka ah nadaafada goobaha ay kunool yihiin o sii xumaaneysa,iyagoona sheegaya in hadii kaamamkooda musqulo lahaan…

Read More

Haweenka Uurka leh ee isticmaala Shiishadda ayaa Caafimaad darro u keena dhallaanka ay caloosha ku wadaan. Waxa ay u arkaan in lagu naaxiyo jirka, balse waa khatar ay ka digeen cabideeda Dhakhaatiirka Caafimaadka. Ma jiro xiriir ka dhaxeeya Dhalmada oo adkaata, iyo Istcimaalka Shiishada, laakiin saameyn xooggan ayey ku yeelaneysaa Caafimaad ahaan, koriinshaha, iyo Caqliga dhallaanka. Sidoo kale waxaa dhacda in haweeneyda ay inta badan dhicisto, ugu badnaan marka uu canuga caloosha ku jiro Shan bilood. Maxamed Bootaan Yuusuf oo ka tirsan Radio Risaala ayaa ka wareystay Drs Zamzam Cabdi Xasan oo qaabilsan cudurada Haweenka. Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga.

Read More

Dalladda warbaahinta #SOMA iyo ururka suxufiinta #SJS ayaa maanta Muqdisho ku qabtay kulan ku saabsanaa sida Soomaaliya ay ugu baahantahay warbaahin xor ah, oo aan cabsan, oo masuul ah. Kulankan oo ay ka qeybgaleen warfidiyeennada, madaxda warbaahinta madaxa-bannaan, metelayaasha bulshada rayidka, haweenka, ururka qareennada Soomaaliyeed iyo aqoonyahanno ayaa lagu faahfaahiyay inay tahay in la joojiyo xeerka ciqaabta ee hadda loo adeegsado warfidiyeenka si denbiyo loogu soo oogo. Saxafiyiinta Soo aaliyee ayaa SOMA iyo SJS uga mahadceliyey sida ay ugu dhabar adeegeen sidi loo sii deyn lahaa wariyaasha kala ah #Abuuja iyo #Gurbiye, waxaana la gudoonsiiyey shahaado sharaf.

Read More

Ilaalinta dareenka farxadeed ee carruurta waalidiintu waxay u tahay udub dhexaadka nolasha, hayeshee waxaa mararka qaar ka dhasha waxyaabo aanan la mahadinin ciribtooda balse ka yara dahsoon waalidka. Mid ka mid ah waa u iibinta carruurta agabyada ay ku ciyaaraan maalmaha Ciidda, gaar ahaan kuwa waxyeeleyn kara caafimaadkood sida Bistooladaha baaruuda iyo midda Kuusha oo dhaawac jireed sababa. Munasar Yuusuf waa 13 jir, waxa uu ku sigtay in dhawaac darran uu ka soo gaaro ishiisa bidix, isaga iyo saaxibadiis oo is weydaarsanaya bustoolada kuusha oo ay caruurtu ku cayaaraan. ‘‘Isha goonkeeda ayay iiga dhacday kuusha, waxaa soo riday cunug aan…

Read More

Nabadda waxa ugu horreeya ee qofka doonayo in uu helo, iyada oo ka shaqeynteeduna u siman yihiin dhalinyarada, haweenka, odayaasha iyo culimaa-u-diinka, dawladda hoose iyo saraakiisha bilayska/caddaaladda iyo cidkastaba. Nabadda waa Xayn-daabka Horumarineed, oo ay tahay in si wadajir ah loo ilaaliyo, iyadoo sidoo kale ay Diinta ahmiyad siisay dhowrida Nabadda. Dhinaca Diintu waxa ay xoojisay Cadaaladda oo ah mowduuc aad u weyn, taa oo xiriir la yeelanaysa dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iyo kuwa kale, waana laf-dhabarta dhismaha & jiritaanka shaqsi, qoys iyo qowmiyadba. Maxamed Axmed Socdaal oo sugan Guriceel kana tirsan Radio Galgaduud, ayaa ka wareysatay Sheikh Macallin Maxamuud Jimcaale…

Read More

In kabadan Laba boqol oo Qoys oo kasoo barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeelle ee Gobolka Sh/Hoose ayaa soo gaaray xerooyin Barakac oo ku yaalla Degmada Kaxda ee Gobolka Banadir. Qoysaskan qaarkood waxa ay kusoo gaareen Mogdisho Lug, halka kuwa kalana ay soo heleen gawaarida Mooska usoo qaada Xamar, ee Beeraha Afgooye kasoo taga. Waxaa ay soo gaareen Dalada Owbaalow oo kamida xeryaha barakacayaasha ugu waa weyn ee Degmada Kaxda, Daladaasi oo ay hoosyimaadaan Sideed Kaam, oo ay ku nool yihiin dad ka badan 700 oo Qoys. Hooyo Faadumo Cabdow Xasan ayaa kamida Qoysaska Barakacayaasha ee soo gaaray Degmada Kaxda kana yimid…

Read More

MOGADISHU, Somalia/ Washington D.C, USA,  05 August, 2020 – After long struggle for justice, Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA) and Robert F. Kennedy Human Rights welcome today’s verdict by the Somali Military Court’s to release Radio Hiigsi editor, Mohamed Abduwahab Nuur (Abuuja) from the nearly five-months’-long arbitrary detention. The release followed a court hearing on Monday 03 August. During a brief court session on Wednesday, the Judge of the Military Court’s First Degree, Col. Hassan Ali Nur Shute stated that after having listened to the essence of the arguments made by concerned parties, the court…

Read More