Author: Web Master

Shirka maalintii koowaad waxa ka soo qaybgalay Raisalwasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Aqalka sare xafiiska xeer illaalinta iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir, Wasaaradaha Warfaafinta ee dowladgoboleedyada, madaxda ururada warbaahinta ee dalka, ururada bulshada Rayidka ah iyo hay’adaha daneeya warbaahinta Soomaaliya. 21-April-2018; oo ahayd maalinkiisi koowaad shirka Caalamiga ah ee bedqabka Suxufiga waxa looga hadlay habraacyada bedqabka suxufiiyinta ee jira iyo xubunimada guddi ay kawada qaybgelayaan dhammaam saamileyda warbaahinta Soomaaliya, dood dheer oo ay wadaageen ka soo qaybgalayaashii shirka ayaa waxa ka soo baxay in la xoojiyo mideynta dhammaan dadaalada ku wajahan bedqabka suxufiga. Somali Media Association(SOMA)…

Read More

Mogadishu , 22 April, 2018: The Deputy Prime Minister of the Somali government, Deputy Minister of Information, Upper House, the office of the Attorney General and the Governor of Banadir region has attended the first day of the conference. The Ministers of Information of the regional states, leaders of the Somali media associations, the civil society organizations and the stakeholders of the Somali media were also present at the conference. On April 21, 2018; the first day of the International Conference on the safety of journalists, the existing procedures of the safety of journalists and the membership committee of all…

Read More

Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA; waxa ay ka walaacsan tahay sida ay hay’adaha nabadgelyadu ula dhaqmeen Suxufiyiin kala duwan oo ka socday xarumo warbaahineed oo madaxbannaan. Maalintii Arbacada 4 April 2018, saxafiyiinta oo ku sugan banaanka xarunta golaha shacabka ayaa Saraakiil ka tirsan hay’adda nabadsugidda ay ku dhowaad 20; suxufi isugu geeyeen goob aan munaasab ahayn, iyaga oo u jeediyey hadallo hanjabaad iyo caga-jugleyn isugu jira oo lagu baqdin gelinayey suxufiyiinta, waxa lagu amray in aanay qaban karin maqal iyo muuqaal aan loo fasixin, sidaas oo kalana hadalka hanjabaadda ah ee loo jeediyey aanay soo xigan Karin, sidoo kalane…

Read More

The Somali Media Association (SOMA) is concerned how the security agency has treated the journalists from the various independent media outlets. On Wednesday April 4, 2018, officials from the security agency has assembled more than 20 journalists who were outside the Parliament at unsuitable place, and made threatening and intimidating speech to the journalists to make them frightened, they were ordered they could not record anything in audio and visual form without permission, the threatening speech also included that they could not make any source reference and print without consent. The security agency forces has seized camera from Kalsan TV…

Read More

he Somali Media Association (SOMA) is concerned over the political crises prevailing within the leadership of the Parliament of the Federal Republic of Somalia, which has further complicated the work and the media operations and the lives of the citizens. The Somali Media Association (SOMA) is deeply worried about how the army has treated the journalists who were trying reporting the information and data related with the political instability. The public are waiting from the media for information and data on what is happening in the country, why it’s happening and the parties involved, searching and responding to the needs…

Read More

Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA; waxa ay ka welwelsan tahay qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhex aloosan guddoonka Baarlamaanka DFS, kaas oo sii cakiraya shaqada iyo howlgalka Warbaahinta magaalada Muqdisho, iyo nolosha Muwaadiniinta, waxa ay Somali Media Association ka walaacsan tahay sida ay ciidamadu ula dhaqmayaan suxufiyiinta iskudeyaya tebinta macluumaadka iyo xogta la xirirta xasilooni la’aanta siyaasadeed. Dadweynuhu waxa ay warbaahinta ka sugayaan xog ka saabsan waxa ka dhacaya dalka, sababta ay u dhacayaan iyo dhinacyada ku lugta leh, raadinta iyo ka jawaabidda baahida xogeed ee dadweynuhu waxa ay u baahan tahay mas’uuliyad gaar ahaaneed, sidaas awgeed hay’adaha dowladda, si gaar…

Read More

Members representing the Somali Media Association (SOMA) and member media houses attended a WIKIGAP Event jointly organized and conducted by the Ambassador of Sweden to Somalia Mr. Andreas von Uexkull, the International Media Support –IMS- and FOJO Media Institute. The first WIKIGap event has been held at the Peace Hotel in Mogadishu, Somalia on March 8, 2018. Directors and members from the various radio stations, TV stations, CSO. Banadir regional authority Somali National University and participants from other regions were the main participants in the one-day event coincided with the International Women’s Day March 8, 2018. The meeting was aiming…

Read More

Ummad kasta waxa ay leedahay haldoor laf dhabar u ah jiritaankeeda, haweenka Soomaaliyeed waa laf dhabarka ummadda Soomaaliyeed. Taariikhda haweenka Soomaaliyeed waa mid gun adag leh, waxyaabaha ay dalkan ka soo qabteen waa kuwa aan la soo koobi Karin. Haweenka Soomaaliyeed sanadihii dambe waxa ay sameeyeen isbeddel siyaasadeed, dhaqan iyo mid dhaqaale. Maanta oo ay k u beegan tahay 8-da Maarso oo ah maalinta Caalamiga ah ee haweenka adduunka ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad ka duwan xafladaha loogu dabaal dagayo xuska maalinta haweenka aduunka. Safiirka Sweden ee Soomaaliya Mr. Andreas von uexkull, Hay’adda caalamiga ah ee taageerta warbaahinta…

Read More

The Somali Media Association (SOMA) is expressing deep concern over the confiscation of the entire equipment from Radio Bal’ad by Al Shabab militant Group after briefly taking over Bal’ad district of Middle Shabelle region, Hirshabelle Regional State. The Bal’ad district is located about 30Km north to the Somali capital Mogadishu. FM Radio Bal’ad is active member of the Somali Media Association (SOMA) established five years ago, which is consisting of more than 38 media houses operating across Somalia. According to reports received from Mr. Abdihakim Hussein Islow, Director of Radio Bal’ad indicated when Al Shabab forces briefly took over the…

Read More

Members representing four SOMA member media houses participated a one- day Civil Society Media Workshop organized by the Somali South and Central Non State Actors (SOSCENSA). The Civil Society Media Workshop has been conducted at the conference hall of SOSCENSA on Thursday, February 22, 2018. Members from other media organizations, the national media, university academic, SOSCENSA members from regions, SOSCENSA member from cooperatives in Mogadishu   and the Somali civil society based in Mogadishu and some other regions have also participated in the one-day meeting The Civil Society Media Workshop was follow up of recommendations made during previous meeting held on…

Read More