Author: Web Master

MOGADISHU, Somalia 10 March, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) condemn the restrictions and blocking of independent media and journalists seeking to observe and report on the process of the indirect elections in Somalia; and express serious concern at the repression and threats against journalists dealing with allegations of irregularities, harassment of candidates and looting of seats in Mogadishu and in the federal Member States. Journalists in Mogadishu, Hirshabelle, the South West, Jubbaland, Puntland and Galmudugu have faced systematic restrictions as they have been denied access to information related to the electoral process, monitoring…

Read More

In kabadan Labaatan Gabdhood oo ka kala yimid gobollada Bay, Bakool, Mudug, & Gedo oo ay si daran u saamesay abaara ka jira dalka ayaa soo gaarayey Muqdisho tan iyo bishii Oktoobar ee sanadkii hore, si ay u caawiyaan qoysaskooda. Muumino Xuseen Cali oo soo gaartay Muqdisho bishii Nofeember ee sanadkii 2021, ayaa sheegtay in kaddib xaaladda adag ay galeen qoyskeeda oo ay ka dhamaadeen xoolo ay dhaqan jireen, ay go’aansatay in ay usoo shaqeyso si ay ugu yaraan u helaan wax ay nafta ku ceshadaan. Maalmo ay usoo lugeyneysay Xudur illaa Baydhaba iyada iyo gabdha kale oo la socday,…

Read More

Dalagyada dhul beereed ku fadhiyey in kabadan 330 baac, oo ku yaalla Magaalada Beledweyne iyo tuulooyin hoostaga ayaa ku baaba’ay cudurka loo yaqaano Dhuun qabada oo ah markii ugu horreysay oo ay dadka la kulmaan, tan iyo bishii Desember ee sanadkii hore, kaasoo keenay saameyn dhinaca wax soo saarka beerihii la filayey in soo go’aan. Dalagyada uu cayayaanka wax u dhimay oo isugu jira Masago, galley, digir, yaanyo, basal, ansalaato, iyo dalagyo kale ayaa la beeray bilihii August iyo September ee sanadkii 2021-kii. Sida uu SOMA u sheegay Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cabdulle oo kamida beeraleyda ay beerahooda saameynta ku yeeshay cudurkan,…

Read More

Dadka beeraleyda ah ee ku nool Degmada Wanlaweyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose qaarkood ayaa ka badbaaday Khasaarihii ku imaan jiray beertooda kaddib wacyigalin & tababaro badan oo ay ka heleen aqoonyahano ku wanaagsan beeraha, kuwaas oo ku midoobay Dallad magaceeda la yiraahdo Durdur. Ismaaciil Rooble oo leh beer 28 Hector ayaa sheegay in Dalladaan inta uusan soo galin uu la kulmay labo fasal khasaaro soo gaaray beertiisa, kaddib abaaro iyo Ayaxa si daran u xaalufiyey beertiisa, isagana ay xitaa ay ku adkaatay in uu helo buufin & abuur wanaagsan, maadaama uu Ayaxa Korokoro uu kaga tagay beerta. Waxa uu tilmaamay…

Read More

Boqolaal qoys oo kasoo barakacay  abaaraha ka jira deegaanada maamulka Jubbaland ayaa ayaa hoy la’aan waxbarasho la’aan , cunyari iyo biyo yari ku wajahaya xeryo barakac oo ku yaalla duleedka magaalada kismaay, halkaasi oo ay soo gaareen labadii bilood ee ugu dambeysay. Niniile Cabdi Aadan oo ka yimid deegaanka Laan-aabar oo hoostaga Degmada Jaamaame ee Gobalka Jubbada hoose oo ay abaarta ka dishay 26 ari iyo 27 neef oo Lo’ah ayaa soo gaaray Kaamka Kulmiye horaanta bishii Janaayo ee sanadkaan. Waxa uu tilmaamay in dhibaatada hoy la’aanta, & cunna xumida, ay ugu darsoontay in carruurtiisa oo qaarkood dhiganayay Dugsi Qur’aan…

Read More

Qiyaastii 200 oo milyan oo isugu jira gabdho iyo haween ku nool caalamka ayaa maray nooc ka mid ah gudniinka, sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay. Gudniinka ayaa sababi kara dhibaatooyin dhinaca jirka iyo maskaxdaba ah, kuwaasoo saameyn ku yeelan kara aayaha dambe ee haweeneyda. QM ayaa dalbaneysaa in la joojiyo gudniinka, waxayna u asteysay maalinta dhammaadka dulqaadka gudniinka gabdhaha, oo ku beegan 6-da bisha Februay, iyadoo dalkeena uu kamid yahay wadamada uu gudniinka sida xooggan uga jiro. Drs Naciima Maxamed Cabdulle oo hormuud u ah dhallinyaro iskood isu abaabulay ayaa Muqdisho iyo duleedkeeda ka wada in ay dadka ka…

Read More

Qoyaska danta yar ee kunool muqdisha ayaa ah kuwa wajaha xilligaan caqabado ku aadan qaaliyowga guryaha kirada ah ee  dagmooyinka gobolka banaadir  iyadoo qaarkoodna ay ka guureen dagmooyinkii ay dagnaayeen kadib markii ay awoodi waayeen lacagaha kirada ah ee guraha lagu kiresto oo aad u badan. Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo kamid ah dadka nololmaalmeedka qoyskooda kasoo saara gaarigacanada dadka raashiinka iyo alaabaha kale loogu qaado ayaa SOMA u sheegay in ku dhawaad saddex bil uu dagan yahay degaanka Garas-Baalay ee duleedka Muqdisho halkaas uu ka helay meel bananan oo qeyb ka mida ay degan yihiin qoysas soo barakacay kaddibna uu…

Read More

1,300 oo qof oo u badan carruur ay da’doodu u dhaxeyso 4 illaa 14 jir ayaa tan iyo bishii July ee sanadkii 2021 la dhigay Isbitaalka guud ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo kaddib markii uu ku dhacay Cudurka Jadeecada, sida ay SOMA u sheegeen saraakiisha caafimaad ee Isbitaalka, iyadoo todobaadkii aynu soo dhaafnay kaliya la jiifiyey dad gaaraya 104 qof. Farxiyo Cabdi Guuleed waxay keentay Isbitaalka Saddex wiil oo ay dhashay, oo laba kamida ay Jadeecada ku dhacday bishii Janaayo ee sanadkaan, halka midka kalana ay ku aragtay Bishii December, oo ay laba xilli oo kala duwan Isbitaalka uga timid xaafada…

Read More

MOGADISHU, Somalia 09 February 2022 – Somali Media Association (SOMA) Somali and the Journalists Syndicate (SJS) jointly welcome the United States Government’s decision on Tuesday, February 8, 2022 to impose a visa ban on ‘current or former Somali officials or other individuals who are believed to be responsible for, or complicit in, undermining the democratic process in Somalia, including through violence against protestors, unjust arrests or intimidation of journalists and opposition members, and manipulation of the electoral process’. The visa restrictions may also be subject to the immediate family members of the persons targeted. Speaking at a press…

Read More

January 28, 2022 12:25 PM EST Share this: Twitter Facebook WhatsApp LinkedIn Email Telegram Lusaka, January 28, 2022 – Authorities in Somalia’s south-central Hirshabelle state must stop intimidating and censoring the press through arbitrary arrests and station closures because they disagree with reported content, the Committee to Protect Journalists said Friday. On Friday afternoon, January 21, 2022, heavily armed Hirshabelle police in the regional capital of Beledweyne raided local independent radio station Hiiraan Weyn while it was on air, according to the station’s editor-in-chief Yasiin Ali Ahmed, who spoke to CPJ via messaging app, a joint statement by the Somali Journalists Syndicate (SJS) and…

Read More