1,300 oo qof oo u badan carruur ay da’doodu u dhaxeyso 4 illaa 14 jir ayaa tan iyo bishii July ee sanadkii 2021 la dhigay Isbitaalka guud ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo kaddib markii uu ku dhacay Cudurka Jadeecada, sida ay SOMA u sheegeen saraakiisha caafimaad ee Isbitaalka, iyadoo todobaadkii aynu soo dhaafnay kaliya la jiifiyey dad gaaraya 104 qof. Farxiyo Cabdi Guuleed waxay keentay Isbitaalka Saddex wiil oo ay dhashay, oo laba kamida ay Jadeecada ku dhacday bishii Janaayo ee sanadkaan, halka midka kalana ay ku aragtay Bishii December, oo ay laba xilli oo kala duwan Isbitaalka uga timid xaafada…
Author: Web Master
MOGADISHU, Somalia 09 February 2022 – Somali Media Association (SOMA) Somali and the Journalists Syndicate (SJS) jointly welcome the United States Government’s decision on Tuesday, February 8, 2022 to impose a visa ban on ‘current or former Somali officials or other individuals who are believed to be responsible for, or complicit in, undermining the democratic process in Somalia, including through violence against protestors, unjust arrests or intimidation of journalists and opposition members, and manipulation of the electoral process’. The visa restrictions may also be subject to the immediate family members of the persons targeted. Speaking at a press…
January 28, 2022 12:25 PM EST Share this: Twitter Facebook WhatsApp LinkedIn Email Telegram Lusaka, January 28, 2022 – Authorities in Somalia’s south-central Hirshabelle state must stop intimidating and censoring the press through arbitrary arrests and station closures because they disagree with reported content, the Committee to Protect Journalists said Friday. On Friday afternoon, January 21, 2022, heavily armed Hirshabelle police in the regional capital of Beledweyne raided local independent radio station Hiiraan Weyn while it was on air, according to the station’s editor-in-chief Yasiin Ali Ahmed, who spoke to CPJ via messaging app, a joint statement by the Somali Journalists Syndicate (SJS) and…
Lixdan haween danyar ah oo la kulmay dhibaatooyin xadgudub iyo tacatiyo jinsi ah ayaa hada helay tababar, daawayn, shaqo abuur, iyo xirfado kala duwan oo ay barteen kuwaas oo hadda nolol maalmeedka qoyskooda kasoo dhacsada waxyaabihii ay barteen intii ay qaadanayeen tababarka ay siisay Hay’adda HINNA oo ka shaqaysa arrimaha tacadiyada loo gaysto haweenka danta yar ee ku nool kamamka barakcyaasha ee ku yaala gobolka banaadir iyo duleedkiisa. Fardowsa Cabdi oo aan ahayn magaceeda saxda, qofta aan la kulanay waxay ka mid tahay haweenka loo gaystay kufsiga waxay SOMA u sheegtay in labo nin oo hubeysan midna uu watay mindi…
Police pick up truck carry journalists after a raid on Radio Hiiraan Weyn in Beledweyne on Friday 21 January, 2022. | PHOTO/SJS/Courtesy. MOGADISHU, Somalia 22 January 2022 – Somali Journalists Syndicate (SOMA) and its partner the Somali Media Association (SJS) condemn the raid and closure on the local independent radio in Beledweyne and detention of its seven journalists by Hirshabelle police in Beledweyne on Friday 21 January 2022 following interviews with local armed resistance who oppose the Hirshabelle authorities. According to CCTV footage seen by SJS and SOMA and interviews with journalists, around 2:58pm Friday local time heavily armed police…
Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA waxeey aad uga xuntahay falkii foosha xumaa ay ciidamada maamulka Hirshabeelle kula kaceen warbaahinta madaxa banana ee Hiiraanweyn xarunteeda magaalada Baladweyne. Jimce 2:50 duhurnimo, January 21, 2022, ciidan boolis ah oo aad hubeysan ayaa weeraray idaacadda Hiiraanweyn xarunteeda Baledweyne, amarna ku bixiyay in la demiyo idaacadda, waxayna la wareegeen furayaasha idaacadda, iyagoo markaa ka dibna kexeystay toddobo suxufi oo ka shaqeynaysay idaacadda kuwaa oo si sharci darrro ah loogu xiray saldhigga booliska Baledweyne. Suxufiyiinta xabsiga ku jiraa ayaa kala ah; 1-Yaasiin Cali Axmed Tafatiraha Hiiraanweyn 2- Abdullaahi Ali Abukar Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha…
Mustaf Faarax oo ka qalin-jebiyay heerka koowaad ee jaamacadda Job key, faraceeda Beledweyne waxuu shaqadiisii ugu horreysay helay dhamaadkii 2020-kii, kaddib markii uu dib ugu laabtay xirfadda farsamada gacanta oo uu ka shaqeyn jiray kahor inta uusan bilaabin Waxbarashada. Shahaadadiisa maamulka ganacsiga, oo uu sanadkii 2019 ka kasbaday Jaamacadda, wax albaab ah uma furin. Waxa uu hadda ka shaqeeyaa goob lagu sameeyo Ganjeelada, Daaqadaha muraayadaha ah, Kuuraasta Iskuulada, kuwa Jaamacadaha, Booyadaha biyaha lagu dhaamiyo, iyo kuwa kale, wuxuuna hadda bishii helaa lacag dhan $300 oo uu ku dabaro nolosha qoyskiisa oo ka kooban laba carruur ah & Hooyadood. Sababta ku…
Ku dhawaad Labaatan dhallinyaro ah oo dhaafay da’da waxbarashada aasaasiga ah isuguna jira wiilal & gabdho ayaa ka faa’iideystay fursad si lacag la’aan ah oo wax lagu barayo, taas oo ay hirgaliyeen Aqoonyahano kunool degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/ Hoose. Nasteexo Macallin Abuukar oo 18 jir ah waxa ay ku faraxsan tahay in ay heshay
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa laga fuliyey mashruuc caafimaad oo ay ka faa’iideysteen dad kabadan 2,600 oo qof, kaas oo soconayey mudo bil ah ayna fuliyeen hay,adda Fatxi Gargaar oo hay,ad maxali ah oo dhowaan deegaanka ka bilowdey adeegyo Caafimaad. Xasan Daahir oo ah Aabe 60 sano jir ah, kana mid ah dadkii ka faa’iideystay adeegan caafimaad ee lacag la’aanta ah waxa uu hadda ku faraxsan yahay howsha loo qabtay bartamihii bishii December ee aynu soo dhaafnay. Waxa uu sheegay in muddo laba sano ah oo xanuun ka haayey Xaniinyaha, kaas oo mararka qaar sabab u noqonayey Hurdo la’aan,…
In ka badan afartan dhallinyaro oo isugu jira rag iyo dumar ayaa shaqo abuur ka helay xarun oo lagu koriyo geedaha lagu beero Magaalooyinka, Wadooyinka iyo kuwa Harsiga loo isticmaalo oo ku taalla Duleedka Muqdisho taa oo la keeno miro kala duwan oo laga abuuro geedo kaddibna inta ay yar yihiin lagu iibiyo Wadooyinka Caasimada.