Haweenka Soomaaliyeed ayaa la kulma dhibaatooyin ay kamid yihiin Kufsiga, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen Qeybo kamida dalka dhowr kiis.
Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa si weyn uga dhiidhiyey tacadiyada ay la kulmaan Haweenka. Hadaba maxay tahay Kaalinta culimada ee qeyb ka noqoshada, yareynta Tacadiyada ay la kulmaan Haweenka Soomaaliyeed? Suโaashaas iyo kuwa kale waxaa uu Axmed Tifow Xasan weydiiyeyย Sh.CabdiXayi Sh Aadanย oo kamida Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan.
Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysi:
1. Wareysi-Sh-Cabdixayi