• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Kaalinta culimada ee yareynta Tacadiyada ay la kulmaan Haweenka Soomaaliyeed

On Oct 1, 2020
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Haweenka Soomaaliyeed ayaa la kulma dhibaatooyin ay kamid yihiin Kufsiga, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen Qeybo kamida dalka dhowr kiis.

Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa si weyn uga dhiidhiyey tacadiyada ay la kulmaan Haweenka. Hadaba maxay tahay Kaalinta culimada ee qeyb ka noqoshada, yareynta Tacadiyada ay la kulmaan Haweenka Soomaaliyeed? Su’aashaas iyo kuwa kale waxaa uu Axmed Tifow Xasan weydiiyey Sh.CabdiXayi Sh Aadan oo kamida Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysi:

      1. Wareysi-Sh-Cabdixayi
Share

Prev Post

Muqdisho: Iskuulo waxbarasho oo bilaash ah oo laga hirgeliyay xerooyinka Barakacayaasha

Next Post

Ganacsatada iibisa Jallaatada oo dib usoo kabasho sameynaya Ganacsigooda

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.