• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Sidee Bulshada Soomaaliyeed ay ku heli kartaa adeeg Caafimaad oo Tayo sare leh?

Last updated Dec 17, 2020
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyo haayadda Caafimaadka Aduunka (WHO), ayaa si wadajir ah u xusay maalinta “yoolka caafimaadka loo dhanyahay oo 12 bishan ku beegneyd, si kor loogu qaado wacyiga baahida loo qabo in lahelo nidaam caafimaad oo hagaagsan oo si  joogta ah u socda.

Yoolka Caafimaadka loo dhan yahay waxa uu yahay Qorsha in, in kabadan kala bar degmooyinka dalka oo dhan laga hirgaliyo, iyadoo la rajeynayo in ka faa’iideystaan dadka danta yar, si aysan u dareemin culeys Caafimaad.

Sidoo kale waxaa socda qorshe 19 Isbitaal oo dalka oo dhan ah in ay bixiyaan adeeg caafimaad oo bilaash ah, dadkuna ka faa’iidaan. Hadaba Sidee ayey Bulshada Soomaaliyeed ku heli karaan Adeeg Caafimaad oo sarreeya?. Su’aashaas iyo kalaba waxaa Dr Cabdirisaaq Jalaalu diin la taliyaha Wasiirka Caafimaadka ee Adeeg Caafimaadka loo dhan yahay Weydiisay Wariyaheena Xamdi Mahad Diiriye oo ka tirsan Radio Risaala.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Dr-ka.

      1. Wareysi-Jalaalu-Diin
Share

Prev Post

Dhalliyaro loo tababaray xulashada qofka ku habboon ay Kursiga u dooran lahaayeen

Next Post

Hooyooyin faa’iido dhaqaale ka sameeyey Cagaadaha & Alaabaha la iska tuuro

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.