• Home
  • About SOMA
  • Contact Us

SOMA: Somali Media AssociationSOMA: Somali Media Association - Shaping The Future of Somali Media

  • Home
  • About SOMA
    • Membership
  • Partners
    • FOJO Institute
    • IMS
    • SOSCENSA
  • Programs
    • SOMA PROGRAM SHARING
    • Soma advocacy
  • News
  • Contact Us
  • SomaliAf-Somali
SOMA: Somali Media Association

Sidee Haweenkan Baydhaba uga qeyb qaateen in Sharciga la mariyo dadkii ka dambeeyey Tacadiyadii Jinsiga qaakood?

Last updated Aug 27, 2020
Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail

Deegaanada Maamulka KGS waxaa kusoo badanaya xadgudubyada la xiriira Galmada, iyadoo ay dhowr kiis dhaceen. waxaa ugu dambeeyey Faraxumeyntii loo geystay Laba wiil oo da’yar ahaa kuwaa oo midkood uu geeriyooday dhaawac soo gaaray mid kalana uu ku jiro xaalad garaab ah.

Maamulku ayaa toogasho ku filiyey rag ay sheegeen in ay ka dambeeyeen falkii dhacay, balse waxaa jira falal nuuc oo kale ah, oo loo geystay haween, oo aan lasoo taagin sharciga dadkii ka dambeeyey.

Hadaba Door nuucee ah ayey ku lahaayeen Ururka Haweenka Baydhaba in sharciga la marsiiyo dadkii ka dambeeyey Tacadiyadii ka dhacay Magaalada.

Shukri Ismaaciil Axmed oo ka tirsan Radio Warsan ayaa ka wareysatay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Xaawo Sokor Cali.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga.

      1. Wareysi-Shukri-Ismaaciil-Xadgudubyada-la-xiriira-Jinsiga-ee-kusoo-badanaya-Magaalada-Baydhaba-byada-la-xiriira-Jinsiga
Share

Prev Post

Dhibaatada ka imaan karta in Farmashiga daawo laga qaato

Next Post

Shacabka Baledweyne oo walwal ka qaba in Wabiga uu Fatahaad sameeyo markale

You might also like More from author
SOMA PROGRAM SHARING

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo cararay abaaraha

SOMA PROGRAM SHARING

GAALKACYO: Dadka kunool tuulo hoos timaada magaalada oo Biyo yari xoog leh wajahaya

SOMA PROGRAM SHARING

BELEDWEYNE: Magaalada Feer-Feer oo kasoo kabaneysa colaad soo jirtay RUBUC QARNI…

SOMA PROGRAM SHARING

WANLAWEYN: Mootooyinka Saddex Lugooleyda ah oo fududeyneysa nolosha reer Miyiga

Prev Next
About SOMA

SOMALI MEDIA ASSOCIATION

The Somali Media Association-SOMA (Ex-Network 2013) Was founded in Kampala at 13 February 2013 by 13 Radio Stations across Somalia and Signed the basic Memorandum of Understanding (MoU) for the Network, the SOMA Members Increased now 38 Radio Stations Across Somalia.

Read More...
Follow us on Facebook
More Stories

MUQDISHO: Roobka xagaaga oo saameyn ku yeeshay dadka kasoo…

Aug 4, 2022
Prev Next 1 of 130
© 2017 - All Rights Reserved.
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.