MOGADISHU, Somalia 30 July, 2020 – Following weeks of legal battle in the Banadir Regional Court, Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) on Thursday joined by Goobjoog Media Group’s Director in expressing concern over the deteriorating situation of the press freedom in Somalia and called for immediate steps to end the ongoing intimidations, censorship and threats including judicial harassment targeting independent journalists and media outlets. It is extremely disconcerting that journalists are detained without charge, security forces are intimidating reporters and government officials are forcing key journalists to withdraw critical reports. We are jointly alarmed…
Author: Web Master
Diinta Islaamka waxa ay si weyn kaga hadashay sinnaanta, taa oo meesha ka saareysa in la isku takooro da’da, asalka, jinsiyada, luuqada, diinta, fikirka, iyo waxyaalo kale oo shaqsi la xiriira. Qofna ma aha in laga dhigo inuu qof kale ka liito arrimahaas dartood. Sidoo kale Diinta islaamka waxa ay xoojisay Cadaaladda oo door muhiim ah kaga jirta Aadanaha dhexdiisa. Waa mowduuc aad u weyn oo xiriir la yeelanaya dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm, waxaana lagu xusay Quraanka iyo Axaadiista marar badan, sidoo kale waxaa jira aayado badan oo kusoo arooray in cadaaladu tahay wax laf-dhabar u ah dhismaha & jiritaanka…
Boqolaal Haween Barakacayaal ah ayaa ku nool xeryaha dadka soo barakacay ee ku nool Duleedka Muqdisho, waxaana ku haysta dhibaatooyin kala duwan. Dhibaatooyinka xilligaan ugu daran ee dareemayaan waxaa kamida in aysan haysan xarumo Caafimaad ay ku dhalaan, iyadoo Hooyo walba marka ay xaamilada tahay, kahor dhalmadeeda ay ku fakirayso sida ay noqon doonto xaaladeeda. Qoysaskan ma awoodaan in ay tagaan Isbitaalka xilliyada ay hayso Foosha, sababo la xiriira kharashka ku baxaya oo aysan awoodin. Haween badan oo barakac ah ayaa ku dhalay guryaha cooshadaha ka sameesan oo ay ku nool yihiin. Halka haween kale ee filayaan in ee ku…
Dheeraanshaha fasaxa iskuulada ee Magaalada Baydhabo Corona Virus awgiis waxaa dhibaato ay ku noqotay waalidiinta oo u taag la,asan maareynta Caruurtooda oo ku xakameyn weysan guriyaha. Ardeyda oo sababta markii hore iskuulada looga fasaxay ahayd bad baadada naftooda Maadaama wadanka uu Soo gaaray Corona Virus ayaa hadana maalintii dhan Waxay ku mashquulaan oo ay aadaan goobaha dabaasha ee Magaalada Baydhabo iyo garoomada banooniga lagu dheelo, Goobahan oo waalidiinta raali ka aheyn. Faadumo Aadan Xuseen Waa Hooyo seddax ka mid ah caruurteeda horey u aadi jirey waxbarashada, Balse mudadan sedaxda bilood ka badan Guriga ku celin weysey ilmaheeda Maadaama Corona uu…
MOGADISHU, Somalia 29 July, 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) are extremely concerned by the Banadir Regional Court sentence of six months jail term and a fine of five million Somali Shilling against Goobjoog journalist, Abdiaziz Ahmed Gurbiye on Wednesday 29 July, 2020. The presiding judge, Mohamud Yasin announced the verdict on Article 328 of the Penal Code, which states “publication or circulation of false, exaggerated or tendencious news. The Court, however, dropped another charge of Article 269 “insult to a political, administrative or judicial body”. Following the court sentence, Gurbiye was transferred to…
Mogadishu, Somalia and Washington, DC– On July 27, 2020, the Somali Journalists Syndicate, the Somali Media Association, lawyer Daahir Ali and Robert F. Kennedy Human Rights jointly submitted a petition to the United Nations Working Group on Arbitrary Detention on behalf of detained journalist, Mohamed Abdiwahab Nuur. Mr. Nuur, a Somali human rights defender, journalist and editor for Radio Hiigsi, has been arbitrarily detained and by Somali authorities since March 7, 2020 in retaliation for an editorial he published on February 26 criticizing the Somali security forces for engaging in threats and intimidation against Somali citizens. As a journalist, Mr.…
MOGADISHU, Somalia 23 July, 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) call for the Banadir Regional Court to dismiss the baseless and trumped up charges against Goobjoog journalist, Abdiaziz Ahmed Gurbiye who appeared before the court on Thursday 23 July, 2020. SJS and SOMA call for Banadir Regional Court to dismiss the trumped up charges against journalist Gurbiye In today’s court hearing, the prosecutor presented amended charges based on Articles 328 (publication or circulation of false, exaggerated or tendencious news); and 269 (insult to a political, administrative or judicial body) of the Somali Penal Code.…
Waxa Ay Muddo U Han Qal Taagayeen Sidii Ay Uga Mira Dhalin Lahaayeen Guusha Mustaqbalkooda oo halkan ka bilaabaneysa. Ardayda Fasalka 12-aad ee Dugsiga sare ayaa dadaal dheer kadib Todobaadkan U Fariistay Imtixaanka Qaranka, Oo Ay Sugayeen Muddo, maadaama uu dalka ka jiro Safmarka Covid-19. Bishii May ee aynu soo dhaafnay ayaa lagu balansanaa in la galo Imtixaanka, balse ardayda oo fasax loo galiyey, Coronavirus dartii ayaa dib loogu dhigay. Arday tiro ahaan gaareysa 34,600 oo arday ayaa sanadka galay Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka, waana tiro ka badan sanadihii lasoo dhaafay. Waxaa si weyn looga taxadarayaa Cudurka dilaaga ee…
Sharcigu waa tixo qodobo ah oo la kulmiyey kuwaas oo ilaaliya danta guud iyo xuquuqda gaar ee dadka iyo dalka leeyihiin. Sharcigaas oo ay raali ka tahay bulshada, una siman tahay. Maadaama qaanuunku yahay hagaha, hagaajiyaha iyo habeeyaha dhaqanka bini’aadamka, barashadiisu waxay bilaysaa dhaqanka iyo asluubta bulshada ka dhaxeeysa. Sareynta sharcigu waa laambad iftiimaysa, haddii sida uu yahay loogu dhaqmo waxa uu sahlayaa in horumar la gaaro. Kaalin weyn ayuu ku leeyahay nidaaminta bulsho, madama uu kala hago dadka si waafaqsan wixi lagu heshiiyay, cidna gaar uma lahan, ilaalintiisune waxa ay waajib ka saarantahay ruux kasta. Dhanka kale Wadamada nidaamkooda dowladeed…
Inta badan dhallinyarada ku nool Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, ayaa bilihii lasoo dhaafay si aad ah ugu mashquulay isticmaalka Barnaamijka Kulan Sports. Waa Application oo aad kasoo dejisaneysid play store-ka, kadibna aad iska diiwaangalineysid, si aad qeyb uga noqoto kumannaanka ku xiran. Waxaa lagaa doonayaa macluumad kugu saabsan sida in aad geliso Magacaaga, Taleefan Number-kaaga, iyo goobta aad joogto. Waxa aad saadaalin ka dhiiban kartaa Ciyaaraha Kubadda Cagta ee la ciyaaro maalin walba, sidoo adeegsanaya dooq ahaan in aad doorato in midkood ay badineyso, in barbaro ay galayaan, iyo mid kale oo ah in aad sheegato labada koox ay…