- Somali Media Organizations Condemn Coordinated Cyberattacks Against Facebook Accounts of Journalists, Public Figures, and Government Officials
- SOMA held its General Assembly Meeting and elected a new governing team
- Shirkii Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta SOMA oo Hoggaan cusub lagu doortay
- SOMA Observed the international Day to End Impunity for Crimes against Journalists (IDEI) – 2024
- SOMA concluded training on human rights monitoring, reporting and freedom of expression in Beledweyne City, Hirshabelle State
Browsing: SOMA PROGRAM SHARING
Lixdan haween danyar ah oo la kulmay dhibaatooyin xadgudub iyo tacatiyo jinsi ah ayaa hada helay tababar, daawayn, shaqo abuur,…
Mustaf Faarax oo ka qalin-jebiyay heerka koowaad ee jaamacadda Job key, faraceeda Beledweyne waxuu shaqadiisii ugu horreysay helay dhamaadkii 2020-kii,…
Ku dhawaad Labaatan dhallinyaro ah oo dhaafay da’da waxbarashada aasaasiga ah isuguna jira wiilal & gabdho ayaa ka faa’iideystay fursad si lacag la’aan ah oo wax lagu barayo, taas oo ay hirgaliyeen Aqoonyahano kunool degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/ Hoose. Nasteexo Macallin Abuukar oo 18 jir ah waxa ay ku faraxsan tahay in ay heshay
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa laga fuliyey mashruuc caafimaad oo ay ka faa’iideysteen dad kabadan 2,600 oo qof, kaas…
In ka badan afartan dhallinyaro oo isugu jira rag iyo dumar ayaa shaqo abuur ka helay xarun oo lagu koriyo geedaha lagu beero Magaalooyinka, Wadooyinka iyo kuwa Harsiga loo isticmaalo oo ku taalla Duleedka Muqdisho taa oo la keeno miro kala duwan oo laga abuuro geedo kaddibna inta ay yar yihiin lagu iibiyo Wadooyinka Caasimada.
Xeryaha lagu dhaqdo geella ayaa kusoo batay labadii bilood ee lasoo dhaafay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii…
Illaa Laba boqol oo ruux oo isugu jira carruur, haween, iyo da’a ah ayey ku dhaceen Cudurada Jadeecada, Mallaariyada, &…
Koox gabdho ah oo isu tagay ayaa Muqdisho kawada Sideedii bilood ee lasoo dhaafay habka keedinta casriga ah ee Khudaarta…
Tan iyo 2016-kii dgallinyaro u badan Haween ayaa Magaalada Baledweyne iyo deegaanada hoos yimaada ka waday wacyigalinno la xiriirta sidii…
Ilaa Shan & Toban haween ah oo ku nool Magaalada Muqdisho kana shaqeyn jiray Shaqada dhismaha guryaha dhagaxa ah ayaa…
ABOUT SOMA
The Somali Media Association (SOMA) is an independent, non- profit and non-political media organization established by a group of media managers in Somalia.