Author: Web Master

MUQDISHO, Soomaaliya, 17 November 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Daladda Warbaahinta Madaxa-Bannaan (SOMA), ururka wariyaasha baahiyaha gaarka qaba,Dallada Warfidiyeenka Shabeellaha Hoose, agaasimayaasha in ka badan 30 xarun warbaahinta oo madax-bannaan ayaa maanta kulan wadajir ah oo looga tashanayey xorriyadda warbaahinta, xeerka warbaahinta iyo badqabka weriyayaasha xilliga doorashoyinka isugu yimid magaalada Muqdisho. Madaxda ururrada warfidiyeenka, kuwa warbaahinta iyo agaasimayaasha warbaahinta madaxa-bannaan ayaa si wadajir ah walaac uga muujiyay bayaan uu dhowaan soo saaray Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cisman Abokor Dubbe u diray xubnaha beesha caalamka isagoo ku weydiistay taageero ku aadan dhaqan-gelinta Xeerka Warbaahinta ee caburinta iyo faafreeb ku soo rogaya…

Read More

Dadka reer miyiga ah ee ku nool deeganada Galmudug oo aan maamul iyo dowlad midna ka helin tilaaboyinka looga hortago Cudurka Corona iyo wacyigalintiisaba ayaa bilaabay in ay isa sii gaarsiiyaan Wacyigalinta Cudurkan halista ah. Abdirisaaq Maxamed Xaaji waxa uu ka mid yahay dadka reer miyiga ah ee aan fahamka ka haysan Covid-19, kana ka wacyi galiyaa dadka baadiyaha kula nool, wuxuu oga digaya khatartiisa astamaha lagu garto xanuunka, qofka qaba sida lagu ogaan karo iyo sida lagu kala qaado. Waxa uu dagan yahay deegaanka Raamaale oo 23 Kiiloo Miter dhanka waqooyi kaga beegan Dagmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud. Abdirisaaq…

Read More

Nidaamka awood qeybsiga 4.5 oo ay Soomaalidu heshiis ku ahayd ku dhawaad 20-kii sano ee lasoo dhaafay, waxaana ay ahayd shirkii geedi-socodka nabada Soomaaliya ee Carte (2000). Iyadoon aan lagu dheeraan ujeedada ay ku timid nidaamka hirgalay ee 4.5, xusuusin waxaa mudan in ay jireen, xiligaa abuuris, qorshe iyo tabo ka duwan mida maanta hirgashay ee 4.5, isla mar ahaantaana si aan hubsiimo leheyn ama aan loo aabo yeelin meel leysaga tuurey. Dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed waxay si isku mida u tuhuntey islana garatey xog-la’aanta nimaadkan uu ku suleysan yahay. Hadaba Maxamed Qadar Cabdi oo ka tirsan Radio Himilo ayaa…

Read More

MUQDISHO, Soomaaliya, 5 Nofembar 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) iyo Dalladda Warbaahinta Madaxa-bannaan ee Soomaaliyeed (SOMA) waxay si xooggan u cambaareynayaan go’aanka siyaasadedsan ee xaq-darrada ah ee ay Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ku ridday Maamulaha Guud ee Astaan TV, Cabdimanaan Yuusuf go’aankaasi oo dhacay Arbacadii 4 Nofembar 2020. Sida uu sheegay qareenka u doodayey Cabdimanaan oo lagu magacaabo Maxamed Axmed Abokor, waxay Maxkamaddu ku xukuntay Cabdimanaan shan sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo dhan labo milyan Shillin (oo u dhiganta $250). Maxkamaddu waxay kaloo xayiraad ku rogtay shaqadii Astaan TV ee gudaha Somaliland. Maxkamaddu ma sheegin waxay u…

Read More

MOGADISHU, Somalia 5 November 2020 –Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the politically-motivated decision by the Marodi-Jeh Regional Court in Hargeisa against the subscription-based television cable service Astaan TV and its CEO, Abdimanan Yusuf on Wednesday 4 November 2020. According to Abdimanan’s lawyer, Mohamed Ahmed Abokor, the court sentenced five years in jail and a cash fine of two million Somaliland Shilling ($250) to Abdimanan after a brief court appearance on Wednesday. The court also banned Astaan TV operations in Somaliland. The court did not specify what type of charges its verdict was based on.…

Read More

Haween badan ayaa sanadkan ku haminaya in ay kamid noqdaan xubnaha Dowladda soo aadan, inkastoo ay dareemayaan wel wel ku aadan helitaanka booska ay rabaan. Waxaa kamida kuwa doonaya kamid noqoshada Baarlamaanka 11-aad ee dalka, laakin waxa ay caqabado kala kulmayaan loolan kaga imaanaya rag kursiga raba, & Oda dhaqameedyada. Kuraasta Haweenka waa %30, waxaase jirta in beelaha qaar aysan rabin in qof dumar ah ku matasho kursiga, taasoo wel welka ku badineysa Haweenka. Caasha Cabdi Afrax oo sanadkan ah Musharax Xildhibaan Ayaan ka wareystay waxa wel welka ku beeray. Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga:

Read More

Waa suuqa digaaga ee magaalada Baydhabo oo kuyaala dhabarka danbe kawaanka weyn ee hilibka,waxaa lagu iibiyaa digaagga noocyadooda kala duwan, waa goob mashquul badan oo ay ku sugan yihiin tobaneeyo dhalinyarada ka shaqeysa suuqan iyo qaar kale oo bulshada magaalada ka mid ah oo iney digaag ka ibsadaan u yimaaday. Labadii sano ee u danbeysey suuqan oo dhaqdhaqaaqa ganacsigiisa aadka u xoogeystey waxaa kusoo badanaya dhalinyarada magaalada oo shaqo abuur ka helay, waxaana hada maalin kasta shaqo ahaan u yimaada ilaa 80 ruux oo dhalinyaro ah, wixii ay ka helaana reerahooda ku biila. Saciid Isxaaq Kadiil qoyskiisa oo ka kooban…

Read More

MOGADISHU, Somalia 2 November 2020 – In a joint commemoration held in Mogadishu on the International Day to End Impunity for the Crimes Against Journalists on 2nd November, Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA) and Media Women Network (MWN) called for an urgent action to end the culture of impunity for the crimes against the journalists in Somalia. Eleven journalists were killed in the country in the past four years: 3 in 2017; 4 in 2018; 2 in 2019 and 2 in 2020, making the country to remain as one of the most dangerous places for journalists across the…

Read More

Anyaxa Saameyay Dhul Daaqsin Badan oo Galmudug ah ayaa wel wel & Cabsi Ku Beeray Beeraleyda Deeganada Maamulka Galmudug. Beeraleyda Soomaaliyed ee ku dhaqan deegano badan oo hoostaga degmoyinka Dhuusmareeb & Guriceel ee Galmudug ayaa ka cabanaya anyaxa saameyay dhul balaaran iyo daaqa xoolo badan oo gobalka ku nool. Ayaxa deegaanka xaalufiya ayaa baabi’inaya afar kun oo hector oo beero iyo dhul daaqsin ah oo ka tirsan deeganka, duullaankan Anyaxa ku haya xaalufin dhirta daaqa ah ayaa la curtay roobka dayrta oo si aad ah oga da’aya gobalada dhexe waxa uuna sababi karaa cuno yarida dhanka nolasha ah dad badan…

Read More

Raadinta xog rasmiya si aad kaga fogato bahinta wararka been abuurka ah ayaa u baahan fejignaan dheeriya, siiba xilligan oo ay aad u bateen ilaha baahiya xogaha khaldan. Tan iyo Cudurka Karoona marka uu dalka soo gaaray waxaa jira Dhacdooyin been abuur ah, iyadoo Tifaftirayaasha Warbaahinta Soomaalida, gaar ahaan kuwa ku yaalla Muqdisho ay dadaal ku bixiyaan, hubinta sax ahaanshiyaha Warka soo gaara ee la xiriira Covid 19. Hanad Cali Guuleed oo ah tifaftiraha guud ee Goobjoog Media Group oo isugu jirta raadiye & muuqaal baahiye waxa uu barnamijka wadaaga SOMA kaga waramay sida ay ula falgaleen bahinta dhacdooyinka aan…

Read More