Dadka intooda badan waxay soo dhigaan macluumaadka shakhsi ahaaneed ee ku saabsan noloshooda, inta badan lagama fikiro waxyaabaha ka dhalan kara faafinta xogaha gaarka ah, waxayse u maleynayaan inaanay wax dhib ah ku yeelaneyn Taas oo ka dhigeysa Xogohooda buug furan oo uu aqrisan karo ruux kasta. Inta badan baraha bulshada sida Facebook, Tiktoc, IMO,You tube, Whats app iyo kuwo kale ayay dhalinyaradu u adeegsadaan in ay kula wadagaan dadka kale ee isticmaala xaaladdahooda, sawirro, Muuqaallo, ama macluumaad ku saabsan halka ay ku noolyiin ama hababkooda maalinlaha ah. Dhibaatooyin kala duwan ayay dadka qaar kala kulmaan barahooda bulshada iyada oo…
Author: Web Master
MOGADISHU, Somalia 22 October, 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) jointly welcome the release of Radio Kulmiye journalist, Abdullahi Kulmiye Addow who was arbitrary detained and held incommunicado since Saturday night 17 October 2020, by the National Intelligence and Security Agency (NISA) in Mogadishu over an interview deemed critical to the government. The journalist was released on midday Thursday 22 October on a condition that his radio withdraws the interview with a local businessman who allegedly criticized Somali government and supported the armed group al-Shabaab. To comply with NISA’s demand, the radio management subsequently canceled…
Urur maxali ah oo lagu magacaabo isku xirka haweenka Gobolka Bay una ololeeya ka qeybgalka siyaasada Habeenka ayaa Baydhabo ka wada olole wacyigalin ah oo lagu dhiiragalinaayo Gabdhah aqoon yahanada ah ee hanka u haya siyaasada dalka, balse aan heysan kalsooni nafeed mid maaliyadeed oo ay ugu dhabeey karaan kamid noqoshada qeybaha kala duwan ee hay’adaha dowlada. Waxay qabtaan haweenka ku jira Ururka kulamo ay la qaataan gabdhaha si ay uga dhax xushtaan gabdhaha ay u arkaan In ay kasoo muuqan karaan maslaxa siyaasada ee buuxisa habka xulshada ay u degsan nidaam ahaan ururkan, si ay u kaabaan una dhiiragaliyaan…
Maqnaanshiyaha internet-ka ayaa Saameyn xooggan ku yeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaa baahi weyn u qaba. Adeegga internetka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayey dhacdaa in mararka qaar la waayo, waxaana adeegga internet-ka uu daruuri u yahay nolosha in badan oo ka tirsan shaqaalaha maalka ah ee dalka. Waxaa kamida qeybaha uu saameynta ku yeeshay Ardayda Jaamacadaha, Xarumaha ku shaqeya internetka iyo kuwa fududeeya duulimaadyada diyaaradaha. Maxamed Bootaan Yuusuf oo Radio Risaala ka tirsan ayaa ka wareystay Maxamed Maxamud Yuusf oo ah Bare Jaamacadeed. Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga.
MUQDISHO, Soomaaliya 18 Oktoobar, 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS iyo Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa si adag u cambaareeyay weerarka iyo xarigga magaalada Muqdisho loogu geystay weriyaha caanka ah ee Radio Kulmiye, Cabdullaahi Kulmiye Caddow habeennimadii Sabtida 17 Oktoobar 2020. Sida ay xaqiijiyeen suxufiyiita ay isla shaqeynayeen weriye Caddow iyo qoyskiisaba, ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa weeraray hoyga weriyaha abbaare 11:30 habeennimo ee Sabtidii, iyagoo khalkhal ku abuuray qoyska weriyaha iyagoo kaddibna kexeystay weriyaha. Lama oga halka lagu xiray weriyaha illaa hadda. Weerarka lagu ekeeyay hoyga weriyaha ayaa…
MOGADISHU, Somalia 18 October 2020 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) vehemently condemn the raid on the prominent Radio Kulmiye journalist, Abdullahi Kulmiye Addow’s home and his illegal detention by officers from the National Intelligence and Security Agency (NISA) in Mogadishu on Saturday midnight 17 October, 2020. According to colleagues and family members, heavily armed NISA officers raided journalist Addow’s house in Mogadishu around 11:30pm local time on Saturday leaving the family terrified and subsequently detained him. He has since been held at undisclosed location. The raid follows three days after the journalist’s interview with a…
Kumannaan bukaan oo la xanuunsanaya cudurrada ku dhaca dhimirka aduunka oo dhan ayaa la xaqiraa xuquuqdooda bini aadanimo, waa la takooraa, xadgudubyo maskaxeed iyo kuwa jireed ayaa loo gaystaa iyaga oo aan helin adeeg caafimaad oo ku filan, sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO. 1O-ka Oktoobar sanad walba waxaa Dunida laga xusaa maalinta cudurrada ku dhaca dhimirka. Iyadoo Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ay sheegtay in 40 ilbiriqsi ba uu qof sameeyo in uu gacantiisa isku dilo. Soomaaliya bukaanada ka qaba cudurrada ku dhaca dhimirka ma helaan adeegyo caafimaad oo ku filan sida la sheego. Inkastoo Muqdisho ay…
In ardaydu ay tagaan halka ay wax ka bartaan waqtigii loogu talo galay kama wada sinna, taasi waxay muujineysaa sida ay ugu kala duwan yihiin dhowrida jadwalka waxbarsho ee Dugsigooda. Waa wax caadi ah in aad la kulanto, marka aad ku socdaaleyso wadooyinka Muqdisho arday laga xirtay goobaha ay wax ka bartaan kuwaas oo fadhiya hareeraha iyo iridka laga galo iskuulka. Badanaa waxaa ciqaab looga dhigaa in maalinkaa ay dib ugu laabtaan guryahooda, taas oo saameyn waxbarasho ku yeelaneysa ardayda. Musamil C/fitaax waa 15 jir dhigta Fasalka Kowaad ee dugsiga sare, masaafo ku dhaw 2 KM ayuu u jiraa iskuulka…
Heerka shaqo la’aanta dhallinyarada Somaaliyeed ee wax baratay ee ku sugan gudaha dalka ayaa sii kordhaysa, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin-jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya debadda. Cabdiraxmaan Maxamed Cali waa 29 jir sanadkii 2018-kii ku soo dhameeyay waxbarashadiisa heerka kowaad ee jaamacadda dalka Suudaan, isagoo soo bartay Cilimiga Qaanuunka. Cabdiraxmaan wuxuu dalka ku soo laabtay Sagaal bilood ka hor, ilaa iyo haatanna ma jiraan wax shaqo ah ee uu helay, isagoo u waramay SOMA niyad-jabka ay ku abuurtay Shaqo la’aanta kadib dib ugu soo…
Saylada xoolaha nool lagu iibiyo ee Magaalada Baydhabo ayaa todobaadkan ka socda dhaqdhaaqaq fiican oo dhanka xoolaha ah, waxaana xoolaha aad loogu iibsanayaa kuwa dhoofka. Dilaaliinta suuqa xoolaha ayaa arintan u arka fursad fiican oo ay kaga macaashi karaan suuqa fiican ee hada ka jira qeybaha Ariga, Lo,ada iyo Gella. Wariyaheena Muxidiin Xasan Maxamed “Xusni” oo ka tirsan Radio Warsan ayaa arrintan ka wareystay Yuusuf Xasan Ibraahim oo kamida Dalaaliinta Suuqa. Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga.