Sabti 27 May 2023 Tababarkan ay Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA maanta ku so gabagabeysay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug ayaa waxaa waxaa lagu baranayay badqabka suxufiga. 20 Suxufi oo laga kala keenay Magaalooyinka Cadaado caabud waaq Guraceel gaalkacyo iyo Galdogob ee Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ka faaideystay tababarkan mudaddii uu socday. Xoghayaha Daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Mahamed Osman Makaran oo ka hadlay Gabagabadii Tababarka ayaa sheegay in tababarkan uu muhiimad gaar ah u leeyahay suxufiyiinta madaama wadanka uu hada ku jiro dagaal. Makaraan ayaa kula taliyay suxufiyiintii ka qeyb galay Tababarka in ay ku…
Author: Web Master
Khamiis May-25-2023 Daladda Warbaaahinta Soomaaliyed ee SOMA ayaa Maanta Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug waxaa ay ka Daah furtay Tababar la xariiro badqabka Wariyaasha Soomaaliyeed, Waxaana Tababarkan ka qeeyb galay Wariyayaal ka ka la imaaday Magaalooyinka Galmudug iyo puntland ugu horeyn waxaa munaasabada Tababarkan ka hadlay Xoghayaha Guud ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan waxana uu sharaxaad ka bixiyay ujeedadad tababarka iyo tirada ka faaideysaneyso. Ujeedka Tababarkan loo qabtay ahaa ah Sida uu sheegay Xoghayaha Guud ee Daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan…
Talado May-23-2023 Xoghayaha Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makakaran ayaa maanta Magaalada Muqdisho uga qeyb galay kulan looga hadlaayay Xuriyada Hadalka. Kulanka ayaa waxaa so qaban qaabiyay qaar kamid ah Wakiiladda Beesha Caalamka u joogo Soomaaliya si ay wax uga ogaadaan caqabadaha haaysto warbaahinta madaxa banana ee ka howlgalo soomaaliya. Safiirada Beesha Caalamka iyo Madaxda Ururadda Warbaahinta Soomaaliya ayaa ka wadahadlay caqabadaha haaysto Warbaahinta Madax badaan iyo sida wax looga qaban karo dhibaatooyinka so noqnoqday ee haaysto Suxufiyiinta Madaxa banana. Xubnaha Beesha caalamka oo mudo dheer taageerayay Ururada Warbaahinta ayaa balan qaaday in ay sii wadi…
Axad 21 May 2023 Tababarkan ay Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA manta ku so gabagabeysay Magaalada Baladweyne ayaa waxaa lagu baranayay tabinta wararka Arimaha Bulshada waxaana faa ideysteen in kabadan 20 suxufi oo ka kala yimid Dagmooyinka Gobolka Hiiraan. Xoghayaha Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Osman Makaran ayaa ka hadlay gabagabada tababarka ayaa ku dheeraaday ka sheekeeynta muhiimada uu leeyahay tababarka ku saabsanaa tabinta wararka Arimaha Bulshada. Waxana uu kula dartaarmay Suxufiyiintii tababarka lo so gabagabeeyay in ay si wanaagsan uga shaqeeyaan tabinta wararka la xiriira Arimaha bulshada kuwaas oo muhiim u dadka soomaaliyeed. Xoghaye Makaraan ayaa gabagabadii u…
Beletweyne City, Friday, May 12, 2023: Twenty journalists have completed a three- day Safety Training Workshop conducted in Beletweyne City of Hirshabeelle Regional State of Somalia from 10th to 12th May 2023. The training which was held at Goodier Restaurant and Cafeteria in Beletweyne city have been participated by twenty journalists, media directors and editors mainly from the media houses operational in the cities of Beletweyne and Bulo-burde. The training workshop was intended to improve the safety of the journalists when they are designated to operate at the hostile and risky areas situation through training with the media directors…
Jimco 12 May 2023 Tababarkan lagu baranayay Badqabka saxafiyiinta oo ay ka faa ideysteen in kabadan 20 suxufi ayaa maanta Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee Soma ku so gabagabeysay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Ujeedada Tababarkan loo qabtay ayaa aheyd sidii hoos loogu dhigi lahaa qataraha ay wajahayaan suxufiyyinta xiliyada ay ka howlgalayaan goobaha Colaadaha iyo musiibooyinka Dabiiciga ah Xoghayaha Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Osman Makaran ayaa la Dartaarmay Suxufiyiintii lo so gabagabeeyay tababarka waxana uu kula taliyay Agaasimayaasha iyo tafatirayaasha in ay si dhaw ula socdaan goobaha ay u dirayaan Suxufiyiinta. Makaraan ayaa sheegay Tababarkan…
Daladda Warbaaahinta Soomaaliyed ee SOMA ayaa Maanta Magaalada Baladweyne waxaa ay ka Daah furtay Tababar la xariiro tabinta badqabka Wariyaasha Soomaaliyeed, Waxaana Tababarkan ka qeeyb galay Wariyayaal ka howlgalo xarumaha Warbaahinta Magaalada Baladweyne. Tababarkan waxaa Daah furay manta Xoghayaha Guud ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan, waxaana Cashirada bixinayay Macalimiin khibrad u leh doorka Badqabka Wariyaasha. Ujeedka Tababarkan loo qabtay ahaa ah Sida uu sheegay Xoghayaha Guud ee Daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan, Markii ay bateeyn Halista badqabka Wariyaasha. Weeraradii Ugu dambeeyay ee dhacay waxaa ku geeriyooday Allaha unaxariistee Wariye Maxamed Ciise Koona. Waxaana ku dhawacmay…
MOGADISHU, Somalia, Thursday, 04 May 2023 –The Somali Media Association (SOMA) has concluded a well-planned symposium event marking the World Press Freedom Day – 3 May 2023 held on May 3, 2023 in Baidoa city, South West State of Somalia. Abdi Fatah Ali Yusuf, Minister of Information and Social Awareness of South West Regional State, members from the various sectors of the civil society, journalists and other honorable guest has attended the one- day symposium in observance of World Press Freedom Day – May 3, 2023. The World Press Freedom Day, the 30 anniversaries since it was proclaimed in…
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay islamarkaana uu soo qaban qaabiyey ururka SOMA ayaa maanta lagu qabay magaalada baydhabo janaay waxaana ka soo qeyb galay kulanaka Wasiirka wasaarada Warfaafinta dowlad goboleedka koongur galbeed soomaaliya mudane Cabdifitaax cali yuusuf, Bulshada Rayidka ah Qeybahooda kala duwan Saxafiyiinta ku dhaqan Magalada baydhabo ,abwaaniin iyo Marti sharaf kale ayaa Waxay ahayd mid loogu xusayey Maalinta Xuriyada Saaxafada Aduunka oo ku beegan 3 Bisha Mey. Ugu horeyn Gudoomiyaha Ururka SOMA Hilaal sheekh shuceyb ayaa furey Munaasabada 3 May oo ah maalinta Xuriyada Saxaafada, G/miyaha ayaa soo jeediyey Khudbad dheer oo ku…
MOGADISHU \;Thursday May 02, 2023 The Somali media association SOMA is sorry for the terrible act of the soldiers who ordered the director of the department of cleanliness and restoration of Banadir region, Mohamed Soudi, who tortured four journalists working in Mogadishu. Forces under the command of the director of the Department of Cleanliness and Restoration of Banadir Region, Mohamed Soudi, severely tortured four journalists from Shabelle and Universal Television in Mogadishu. These reporters who had a fight with the troops led by Mohamed Saudi are sakariye Ahmed Muse and Mahad Hassan Abdi Tawakal from Shabelle TV. …