- Somali Media Association (SOMA): 3 May – World Press Freedom Day
- SOMA Concludes Workshops to Strengthen Police–Media Collaboration
- Somali Media Association (SOMA) Concludes First Two-Day Workshop on Police-Media Engagement in Somalia
- SOMA Condemns the Unlawful Blockade of Risaala Media Headquarters
- SOMA Concludes Two-Day Membership Meeting on Gender in Media to Strengthen Inclusive Storytelling
Browsing: SOMA PROGRAM SHARING
Haweenka Uurka leh ee isticmaala Shiishadda ayaa Caafimaad darro u keena dhallaanka ay caloosha ku wadaan. Waxa ay u arkaan…
Ilaalinta dareenka farxadeed ee carruurta waalidiintu waxay u tahay udub dhexaadka nolasha, hayeshee waxaa mararka qaar ka dhasha waxyaabo aanan…
Nabadda waxa ugu horreeya ee qofka doonayo in uu helo, iyada oo ka shaqeynteeduna u siman yihiin dhalinyarada, haweenka, odayaasha…
In kabadan Laba boqol oo Qoys oo kasoo barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeelle ee Gobolka Sh/Hoose ayaa soo gaaray xerooyin Barakac…
Diinta Islaamka waxa ay si weyn kaga hadashay sinnaanta, taa oo meesha ka saareysa in la isku takooro da’da, asalka,…
Haweenka Baarakacayaasha ee ku nool Duleedka Mogadisho oo aan haysan goob caafimaad oo ay ku dhalaan
Boqolaal Haween Barakacayaal ah ayaa ku nool xeryaha dadka soo barakacay ee ku nool Duleedka Muqdisho, waxaana ku haysta dhibaatooyin…
Dheeraanshaha fasaxa iskuulada ee Magaalada Baydhabo Corona Virus awgiis waxaa dhibaato ay ku noqotay waalidiinta oo u taag la,asan maareynta…
Waxa Ay Muddo U Han Qal Taagayeen Sidii Ay Uga Mira Dhalin Lahaayeen Guusha Mustaqbalkooda oo halkan ka bilaabaneysa. Ardayda…
Sharcigu waa tixo qodobo ah oo la kulmiyey kuwaas oo ilaaliya danta guud iyo xuquuqda gaar ee dadka iyo dalka leeyihiin.…
Inta badan dhallinyarada ku nool Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, ayaa bilihii lasoo dhaafay si aad ah ugu mashquulay isticmaalka…
ABOUT SOMA
The Somali Media Association (SOMA) is an independent, non- profit and non-political media organization established by a group of media managers in Somalia.