Author: Web Master

MOGADISHU, Somalia, 05 September 2021 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the assault, beatings, use of live bullet and confiscation of equipment by Somali Police Force against journalists covering protesters in KM4 junction in Mogadishu today. On Sunday afternoon, armed police officers from Hodan and Waberi districts attacked 12 journalists from the local and international news agencies, who were at KM4 junction to cover protesters demanding justice for missing National Intelligence and Security Agency (NISA) employee, Ikraan Tahlil Farah.  According to journalists, police used live bullets to disperse protesters and scare journalists, beat cameramen and confiscated…

Read More

Mogadishu , Tuesday , 31 August 2021: in partnership with IMS/FOJO, The Somali Media Association (SOMA) has organized and concluded today the third day of three -day General Assembly meeting at Sahafi Hotel in Mogadishu, Somalia. The Meeting has been in progress from 29th, 30th and 31st August 2021. The meeting which was the 6th gathering for the member media houses of the Somali Media Association (SOMA) opened up in Mogadishu; and has been participated by 32 member media centers of the association. The main participants of the General Assembly meeting were mainly media owners and directors of SOMA…

Read More

Dowladda Soomaaliya waxa ay amartay in shaqaalaha dhammaantood ay qaataan tallaalka cudurka Karoonaha oo si aad ah usii faafaya, si loo xamakeeyo, iyadoo dhawaan uu soo gaaray dalka Tallaal uu Mareykanka ugu deeqay dowladda Soomaaliya. Wasaarada Caafimaadka dalka ayaa sheegtay dhawaan in nuuca Delta uu soo gaaray dalka, iyadoo bulshada ku boorisay in ay qaataan tallaalka oo la heli karo. Haddaba Muhiimad intee la eg ayuu dadku u leeyahay in ay qaataan tallaalka? Dr Liibaan Cumar Axmed ayaan ka wareysanay. Fadlan halkaan hoose ka dhageyso wareysiga. Wareysigaan waxaa qaadar Axmed Tifow

Read More

Cabdi Wali Boorow oo da’diisu tahay 23 sano jir  kuna nool Guriceel Wuxuu ii sheegay in uu xirfadan raacinimada uu oga yimid baadiyaha fog ee gobolka Hiiraan iyo si xoolaha magaalada Guriceel uu lacag ugu raaco nolasha reerkiisana oga maareeyo oo uu xirfadan raacinimada uu kuguda jiro bishiisi sedexaad. Borow wuxuu ii sheegay inta uusan magaalada Guriceel soo gaarin uu magaalada Baladweyne ku nolaa mudo 6 bilood ah oo uu shaqa ahaan ka shaqeynayay intii uu joogay shaqo an raacinimo ahayn oo marna maqaaxi kabalyeeri ka ahaa marna dumar jaadka iibiya uu kabaradooda oga shaqeyn jiray. Cabdiwali ayaa sheegay in…

Read More

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Galmudug waxaa tababar ay iska kaashanayaan maamulka Caasimada iyo Shirkada hormuud lagu siiyay dhalinyaro loo carbinayay bilowga sida loogu shaqeeyo gaadiidka dab damiska oo magaaladu yeelatay markii ugu horreysay. Tababare Jamaal Ali Diiriye oo ka mid ah macalimiinta tababarka bixinayay intii uu socday ayaa SOMA u sheegay in ujeedka Tababarkan uu ahaa, sidii ay Magaalada u heli lahayd dhallinyaro badbaado u sameysa haddii ay gasho marxalad uu dab ka kaco. Waxa uu tilmaamay in dhallinyaru ay si wanaagsan uga faa’iideysteen mudadii ay qaadanayeen Tababarka, ayna ka rajeynayaan in ay qaataan kaalintooda ah, gudbinta wixii…

Read More

Deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaa Degmada Ceel-berde iyo Deegaanka Rabdhiire iyo deegaano kale oo kawada tirsan gobolka Bakool ayaa xilligaan xoolo dhaqatada ku nool miygiga goobahaasi waxaa soo foodsaaray xanuuno dadka xoolo dhaqatada ay ku sheegeen magacyo kala duwan kaas lagu arkay xoolaha gaar ahaa geela. Ilaa 400 oo geela ha ayaa haleelay cudurkaan boqol neefna waxaa la sheegay in ay u dhinteen cudurkaan, dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool miga koonfur galbeed ayaa sheegay in xoolahoda ay ku arkeen qandho iyo shuban taasi oo keenta dhimasho deg deg ah sida dadka xoolo dhaqatada ay sheegeen. Aadan Xasan Maxamed…

Read More

Gabdhaha kulliyada beeraha ka barta jaamacadaha kala duwan ee Muqdisho ayaa bilaabay in ay abuuraan dalagyo kala duwan ku abuuran beer ay ka hirgaliyeen Dagmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Gabdhahaan kooxda ee ku midoobay wax soosaarka iyo beerista dalagyada ayaa ka kooban 80 gabdhood waxaa hadda u  beeran dalagyo ay kamid yihiin Yanyada, Qajaarka, Kabsarta, Koostada iyo Basbaaska. Saciido Cabdulaahi Yalaxow oo ka mid aha gabdhahaan ayaa waxa ay sheegtay in dadaal badan ay ku bixiyeen abuurida beertan, Sidoo kalana dhulku uu yahay mid kiro oo marka uu miraha dalagyada ay beereen uu usoo go’o laga rabo 20%  lacagta ay…

Read More

In ka badan 26,500 oo Arday ayaa 24-kii bishii lasoo dhaafay si rasmi ah ugu fariistay Imtixaanka kama danbeysta ah ee dugsiga dhexe, oo lagu qaaday 72 Xarumood oo ka mid ah dugsiyada iyo Jaamacadaha ku yaala magaalada Muqdisho. Tiradaas sannadkan waxaa nasiib u yeeshay in ay kasoo muuqdaan ardayda qaba baahiyaha gaarka ah gaar ahaan kuwa arraga la’ oo ku dhawaad 15 arday ay ugu qeyb galeen imtixaamka, waana markii ugu horreysay oo arday arag la’ ku galaan farta bareelka tan iyo burburkii Dowladdii dhexe ee dalka. Cabdiraxman Mahad Mahdi oo kamid ah ardayda aragga la’ waxa uu sannadkan…

Read More

Tacadiyada loo geysanaayo dumarka  ayaa noqotay, mid badanaa ka dhaca Soomaaliya, iyadoo labadii Todobaad ee lasoo dhaafay Muqdisho laga diiwaan galiyey laba dhacdo oo aad u xanuun badnaa. Salaado Faarax Cali oo ahayd ayaa Afartii bishaan waxaa xilli habeen ah dilay, Seygeeda oo in mudo ah uu ka dhex jiray khilaaf arrimo qoys ah.  Bashiir Cabdi Xasan oo ah Eedeysanaha dhibta geystay ayaa u isticmaalay dilka Gabadha Bir uu madaxa kaga garaacay. Maxamed Faarax Cali oo ah Walaalka Marxuumad Salaado ayaa sheegaya in walaashiis ay in muddo ah u joogtay Guriga reerkeeda, Caro darteed, kaddib markii ay ninka qabay ka…

Read More

Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka bay waxaa ku yaala in kabadan 400 oo xerooyin barakacaal ah oo ay ku nool yihiin qoysas siyaabooyin kala duwan uga soo barakacay deegaanadooda iyo kuwo ka soo laabtay xerooyinka qaxootiga ee Kenya. Xerooyin gaaraya 200 oo la isku yiraahdo dhanka koonfureed waxaa haysata iftiin la’aan xiligii habeenkii waxay  la kulmaan dhibaatooyin ay kamid tahay in guriga loo soo galo oo laga qaado aqabka u yaala guriga sida raashiinka. Iisha nuur Isaaq waxay mudo 8 sano ah ku nooshahay kaamka Idaala one ee duleelka Baydhabo waxay heysataa 5 caruur, mudadii ay halkaan deganeyd waxaa gurigeeda…

Read More